Amniga Degmada Cadaado Oo Go’aanno Cusub Laga Soo Saaray Sheeko:Dalka Guddi u xilsaaran amniga Galmudug ayaa kulan maanta ay ku yeesheen magaalada Cadaado waxa ay kaga hadleen amniga degmadaasi, iyaga oo go’aanno soo saaray. Gudoomiyaha degmada Cadaado Cabdullaahi Cabdiraxmaan Xuseen… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga: Erdoğan oo Ku Dhawaaqay in November 1-deeda Dhici Doonto Doorasho Cusub oo Baarlamaani ah Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa Jimcihii adeegsaday mid ka mid ah awoodihiisa dastuuriga ah kadib markii dhinacyada siyaasadda isku haya ee dalkaasi ku guuldareyteen dhismaha xukuumad wadaag ah iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Weerar Ismiidaamin Ah Oo Goor Dhaw Ka Dhacay Magaalada Kismaayo Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay weerar Ismiidaamin ah, kaasi oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Gaari…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay Oo Ka Walaacsan Xaaladda Ay Ku Noolyihiin Dadka Ku Dhaqan Baardheere Iyo Diinsoor Qaramada Midoobay ayaa ka hadashay xaaladda ay ku sugan yihiin shacabka ku dhaqan degmooyinka Diinsoor iyo Baardheer, ka dib dhawana markii degmooyinkaasi lagala wareegay Al-shabaab. Peter De Clercq oo ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Khilaaf u Dhaxeeyay Booliiska Iyo Maxkamadda Racfaanka Shabellaha Dhexe Oo La Xalliyay Maamulka gobalka Shabellaha Dhexe ayaa ku guuleystay in la xalliyo khilaaf muddo ka dhex taagnaa taliska ciidamada booliiska ee gobalkaasi iyo sidoo kale maxkamadda racfaanka ee gobalka Shabelaha Dhexe. Gudoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha Dowladda Ee Gedo Oo Guul Ka Sheegtay Dagaal Ay La Galeen Al-shabaab Saraakiisha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa guullo ka sheegtay dagaallo ay deegaanka Garilley ee gobalkaasi kula galeen Xarakada Al-shabaab. Cismaan Nuux Xaaji oo ka mid ah saraakiishaan ayaa u sheegay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Dagaal Oo Ka Taagan Magaalada Marka Wararka ka imaanaya magaalada Marka ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad dagaal, taas oo u dhaxeysa beello wada degan gobalkaasi. Gudaha magaalada Marka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM oo ka hadashay Dhacdadii Magaalada Marka Uqaabilsanaha midowga Africa ee Soomaaliya ayaa maanta waxaa uu ka hadlay dhacdadii ka dhacday magaalada Marka 31-July ee sanadkaan. Ergayga ayaa waxa uu sheegay in ay warbixin ka soo saareen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya iyo Soomaaliya oo Heshiis Kala Saxiixday Heshiiskan ayaa waxaa kala saxiixday baarlamaanka Soomaaliya iyo Kan Kenya, kadib xildhibaano baarlamaanka Kenya ka socda oo soo booqdey magaalada Muqdisho dhawaan. Waxa uu heshiiska dhigayaa in dib u eegis…