Beesha Caalamka Oo Soo Dhaweysay Doorashadii Jubbaland Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay, Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Urur Goboleedka IGAD, Midowga Yurub (EU) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska (UK) ayaa ugu hambalyeeyay Sheekh Axmed Maxamed Islaam “Madoobe” doorashadii dhacday… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Bini’aadannimada Adduunka Oo Maanta La Xusayo Maalinta Banii’aadamnimada Aduunka ayaa dunida laga xusaa maanta oo kale sanad walba, waxaa sidoo kale inta badan laga hadlaa dadka ka shaqeeya howlaha Banii’aadamnimada iyo dadku ku waxyeeloobay howlahan, waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Fariin u Diray Baarlamaanka Iyo Xukumadda Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku booriyey hay’adaha dastuuriga ee dalka, sida Baarlamanka iyo xukuumaddu in ay dardar geliyaan hawlaha ay qaranka u hayaan. Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:War Dadka Wata Baasaboorka Soomaaliga oo Loo Fududeynayo Fiisaha Lagu Galo Kenya Kulan maanta magaalada Muqdisho ku dhexmaray wafti ka socda guddiga difaaca iyo arrimaha dibada ee Kenya iyo dhiggooda Soomaaliya ayaa waxaa looga wada hadlay xiriirka labada dal, iyo waliba sare…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qorshaha Guulwade ee Ciidamadda Xoogga Dalka oo Gaarsiiyey Gaalkacayo Wafti uu hoggaaminayo sareeyo guuto Cabdullaahi Cali Caanood, taliyaha qeybta 21-aad ee ciidamadda xoogga dalka ayaa booqdey xerooyin ciidamo oo ku yaala magaalada Gaalkacayo , isaga oo u kuurgalaya sidii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariyeyaasha Dhuusamareeb iyo Guriceel oo Shaqo Joojin Sameeyey Kulan ay isugu yimaadeen wariyeyaashaasi ayay ku shaaciyeen inaysan ka shaqeyn karin degmooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb maadaama ay wada shaqeyn waayeen maamulkii Ahlu Sunna kaga dhawaaqday Dhuusamareeb. Horay, waxaa Ahlu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM : Ma Jiraan Ciidamada Aan Kuweena Ahayn oo Gedo Ku Sugan Afhayeenka AMISOM Paul Jaguna oo hadal kooban siiyey wariyaha Goobjoog Munasar Maxamed Cabdi oo ku wehlinayay safar lagu tagay Baardheere ayaa beeniyey warar soo baxayay oo sheegayay in ciidamo Itoobiyaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Ka Tirsan AMISOM Oo Qarax Lagula Eegtay Degmada Afgooye Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose, ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan AMISOM, qarax Miino lagula eegtay degmadaasi, gaar ahaan halka loo yaqaano Boodboodka. Qaraxaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War War Deg Deg ah : Shir Muqdisho Uga Furmay Baarlamaanka Kenya iyo Soomaaliya War hadda nasoo gaaray waxa uu sheegayaa in wafti balaaran oo ka socday baarlamaanka dalka Kenya iyo baarlamaanka Soomaaliya uu hadda kulan uga furmayo xarunta guddoonka baarlamaanka ee Vila Hargeysa.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Shacabka oo Looga Digey Biyaha Xeebta Liido oo Wasaqoobey Todobaad kasta kumanaan shacab ah ayaa ku xooma xeebaha caasimadda, gaar ahaan xeebta caanka ah ee Liido halkaasi oo ay kusoo dabaashaan, kuna damaashaadaan, laakiin waxaa hadda soo baxaya digniino…