Tartanka Kubadda Cagta Ee Degmooyinka Gobalka Banaadir Oo Furmay (Sawirro) Sheeko:Dalka Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay laguna daahfurayay tartanka kubbadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa maanta ka dhacday garoonka Banaadir, waxaana kasoo qeyb galay masuuliyiin ka socotay Gobolka Banaadir… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Safiirka Ingiriiska Ee Soomaaliya Harriet Matthews Oo Gaartay Kismaayo Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose ayaa ku waramaya in halkaasi goor dhaw ay gaartay Harriet Matthews oo ah safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya iyo wafdi ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Jubbaland Oo Maanta Lagu Dhawaaqayo Maanta ayaa lagu wadaa in magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose looga dhawaaqo guddiga doorashada ee maamulka KMG ee Jubbaland. Baarlamaanka Jubbaland ayaa la filayaa in saacadaha soo aadan uu…
4 daqiiqo Sheeko:Qormooyinka Goobjoog DOORASHAAN SUGAYNAYE DIB U DHAC MA FILAYN Kadib doorashii madaxweyne Xasan sheekh ee Sanadkii 2012 iyo ka bixitaankii Kumeel gaarnimada waxaan uga fadhinay dowladda uu hor kacayo Madaxweyne Xasan Sheekh inuu dalka gaarsiiyo federal dhammaystiran dad isku…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Carwada Buugaagta Caalamiga oo Maalintii Labaad Ka Socota Hargeysa Sanadkii sideedaad ayaa waxaa la qabanayaa Bandhigga Buugaagta Caalamiga ah ee Hargeysa, waxaana sanadkani wax soosaarkooda maskaxeed kusoo bandhigayo wax ka badan 100 qof oo qorayaal iyo farshaxaniistayaal isugu jira.…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Jubbaland Qof Kasta oo Muwaadhin Ah Madaxweyne Waa Isu Soo Sharixi Karaa Guddoomiyaha baarlamaanka Jubbaland Sheekh Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan oo shalay ka hadlayay shirkii ansixinta dastuurka ee Kismaayo lagu qabtay ayaa sheegey in doorashada madaxtinimada ay dhacayso 15-ka bishan Agoosto. “Waxaan ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dalka Shiinaha oo Aas Qaran Looga Sameeyey Sargaal Looga Diley Weerarkii Jazeera Hotel Dalka Shiinaha waxaa aas qaran loo sameeyey sargaalkii xagga ammaanka ee ka mid ahaa dadkii ku geeriyoodey weerarkii isqarxin ee lagu qaaday Hoteel Jazeera 26-dii Bishii Luuliyo, 2015. Meydka ninkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Aabi: Guddonka Baarlamaanka Ayaa Sabab u Ah Baaqashada Kulamada Baarlamaanka Xildhibaan Axmed Aabi Aadan oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay baaqashada inta badan ku timaada kulamada xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya. Waxa uu sheegay in dhowr sabab ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Nuur Baaruud “Howsha Loogu Gurmanayo Soomaalida Yemen Wey Soconaysaa” Gudoomiyaha guddiga badbaadinta iyo samatabixinta qaxootiga Soomaaliyeed Sheekh Nuur Baaruud Gurxan ayaa sheegay howsha gurmadka ah ee loogu jiro shacabka Soomaaliyeed ee ku dhibban Yemen lasii wadi doono, islamarkaana wejiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayay Saameynta Federaalka Oo Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo Magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug waxaa lagu qabtay kullan ballaaran oo aragti la’isku weydaarsanayay, kaasi oo looga hadlayay saameynta Federaalka iyo arimo kale oo muhiim u ah nidaamkaasi. Waxaa kulankaan…