Axmed Madoobe “Puntland Waxaa Qasab Ku Ah Inay Aqoonsato Galmudug” Sheeko:Dalka Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa sheegay in maamulka Puntland looga baahan yahay in ay aqoonsadaan maamulka Galmudug State, Galmudug iyana ay ixtiraamto maamulka Puntland maadaama uu ka… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nalalka Ku Shaqeeya Cadceedda Oo Laga Hirgelinayo Magaalada Hargeysa Markii ugu horreysay ayaa magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland waxaa laga hirgelinayaa nalalka ku shaqeeya cadceedda si sare loogu qaado Iftiinka xilliga habeenka ee magaaladaasi. Wasaaradda arrimaha gudaha ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Jowhar Oo Billaabaya Qorshe Loogu Gurmanayo Qoysaska Uu Ku Fatahay Wabiga Shabelle Maamulka degmada Jowhar ee gobalka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay in ay billaabayaan qorshe ballaaran oo wax loogu qaban doono dadka deggan hareeraha Wabiga Shabelle oo uu saameynta ku yeeshay fatahaadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rag Hubeysan Oo Wiil Dhallinyaro Ah Ku Dilay Magaalada Marka Rag Hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabellaha Hoose ku dileen wiil dhallinyaro ah, iyaga oo sidoo kale dhaawacay ruux kale. Qof ku sugan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Taliyahii Ciidanka Booliiska Qeybta 21-aad Oo Lagu Dilay Degmada Caabudwaaq Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dil magaalada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud loogu geystay taliyahii 21-aad ee ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Gaashaanle Sare Faarax Maxamuud Warsame. Xildhibaan Cabdi Sugule Guuleed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Beeniyay In Ciidamadooda Cirka Ay Duqeyeen Saldhigyo Ay Daganaayeen Ciidamada Dalka Siiriya Dowladda Maraykanka ayaa been abuur ku sheegtay wararka sheegaya in ay duqeyn dhanka cirka ah la eegatay saldhiyo ay deganaayeen ciidamada wadanka Siiriya. Arrintan ayaa timid kadib markii dowladda Suuriya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Iyo Madaxda Puntland Iyo Galmudug Oo Muqdisho Yimid Magaalada Muqdisho waxaa maanta dib ugu soo laabtay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo ay la socdaan madaxweynayaasha maamullada Puntland iyo Galmudug State. Ra’iisul wasaaraha ayaa maalmahaan dambe…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Maanta Xarriga Ka Jaray Xarunta Keydka Shidaalka Muqdisho Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furey Xarunta Keydka Dhexe ee Shidaalka oo ay hirgeliyeen ganacsato Soomaaliyeed. Madaxweyne Xasan Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanada oo Ka Dooday ilaalinta bedqabka dhulka iyo xuduudaha Soomaaliya, Loona qebiyay ka hortagga lacag dhaqidda iyo maalgashiga argagixisada. Kulanka 17aad, Kalfadhiga 7aad ee golaha shacabka waxaa ajendayaashiisa ka mid ahaa akhrinta 3aad sharciga iibka, qandaraasyada iyo dheef-wadaagga qaranka, waxaa sidoo kale ka mid ahaa akhrinta 1aad mashruuc sharci…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakac Ka Billawday Duleedka Degmada Dhuusamareeb Gobalka Galgaduud Wararka ka imaanaya deegaan lagu magacaabo Olol oo hoostaga degmada Dhuusamareeb ee gobalka Galgaduud ayaa dadkii deganaa waxay ka billaabeen barakac baahsan, ka dib markii ciidamo ka tirsan Ahlu-sunna ay…