Sabir Toni oo Ka Baaris Batay Xitaa Shirkadda Google Sheeko:Saynis & Tiknooloji Nin Masaari ah, kana mid ah milkiilayaasha shirkad ka ganacsata Qaboojiyaasha ayaa caan ka noqday Google iyo guud ahaan Internet-ka. Ninka oo 50 jir ah, waxaa uu Magaciisa noqday Magaca… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka oo Wafti Wasiiro Ah u Direysa Kismaayo Kadib hadalkii uu jimcihii jeediyey madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ee ahaa in dowladda ay ku mashquulsantahay sidii loo xalin lahaa khilaafka ka dhashay golaha wakiiladda Jubbaland iyo waliba mooshinkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Afrika ee Johannesburg : Xariga Al-bashiir iyo Ajendaha Shirka(Akhriso) Waxaa Johannesburg ka furmaya maanta oo Axad ah shir madaxeedka Afrika 25-naad ee Afrika Shirka sanadkan oo looga hadli doono arimo ay ka mid yihiin Liibiya, Masar, Koofurta Suudaan, Burundi,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Odawaa “Wada Hadallo Ayaan La Wadnaa Ahlu-sunna” War-saxaafadeed kasoo baxay wasiirka Arimaha gudaha iyo Federaalka xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa lagu sheegay in wada hadallo ay la wadaan ahlu-sunna waljameeca, si ay qeyb uga noqdaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Caruur Soomaaliyeed Oo Biyo La’aan Ugu Geeriyooday Yemen Wararka ka imaanaya dalka Yemen, gaar ahaan xerada Al-kharas oo ay ku sugan yihiin Qaxooti badan oo Soomaaliyeed ayaa sheegaya in halkaasi ay biyo la’aan darteed ugu geeriyoodeen Caruur. Wariye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Doon Ay Saaran Yihiin Xoolo Farabadan Oo Ku Gubanaysa Dekadda Boosaaso Doon ay saaran yihiin xoolo badan ayaa lagu soo waramayaa in xilligaan ay ku gubanayso dekadda Magaalada Boosaaso ee gobalka Bari. Doonidaan oo aad ugu dhaw Dekadda Boosaaso ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO:- Shacabkii Saarnaa Markabka Nawaal 3 Oo Boosaaso Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boosaaso waxaa maanta si rasmi ah uga degay Muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga soo badbaadiyay dagaallada ka socda dalka Yemen, kuwaa oo tiro ahaan ka badan 2-kun oo qof. Markabkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Ku Dhintay Shilal Gawaari oo Ka Dhacay Duleedka Boosaaso Shilal Gawaari oo Sababay Qasaaro Isugu jira Dhimasho iyo Dhaawac ayaa ka dhacay Duleedka Boosaso Gaar ahaan inta udhaxeysa boosaso iyo qardho, Afar qof ayaa ku dhimatay labo shil oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Isku Shaandheynta Wasiiradda Gaas oo Xiisad Ka Dhexdhalisey Puntland iyo Somaliland Waxaa aad loo hadal hayaa isku shaandheyn lagu sameynayo golaha wasiiradda ee xukuumadda Puntland ee Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo jirtey muddo hal sano ah. Laakiin isku shaandheyntani la hadal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo : Xabsi Laga Dhisayo Xeebta Qarkeeda Madaxweyne ku xigeenka labaad ee maamulka Jubbaland Cabdiqaadir Lugadheere ayaa maanta dhagax dhigey xabsi weyn oo laga dhisayo xeebta qarkeeda kaasi oo noqonaya kii ugu balaarnaa ee laga dhiso gobolada…