Tababar Loo Furay Ciidamo Ka Tirsan Booliiska Maamulka Koonfur Galbeed Sheeko:Dalka Magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay oo ay gaareen saraakiil ka socotay ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, ayaa waxay tababar u fureen ciidamo ka tirsan Booliiska maamulka Koonfur Galbeed. Tababarkan ayaa qayb… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Afgooye Oo Billaabay Dadaallo Looga Hortagayo Fatahaad Uu Sameeyo Wabiga Shabelle Maamulka Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in ay billaabeen in Qoysaska ku nool hareeraha wabiga inay u qaybiyaan jawaanno si dadku ay ugu hortagaan biyaha ka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waqtiga Ay Dhacayso Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Oo La Shaaciyay Guddiga doorashada baarlamaanka maamulka Puntland ayaa shaaciyay waqtiga ay dhacayso doorashada gudoomiyaha baarlamaankaasi, ka dib markii uu shaqadii ka tagay gudoomiyahii hore. Qoraal ku taariikheysan maalintii shalay ahayd 07-11-2015 ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe “Horaanta Sanadka Soo Socda Al-shabaab Waan Ka Saareynaa Jubbaland” Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa isag oo ku sugan dalka Kenya waxa uu sheegay in horaanta sanadka soo socda ee 2016-ka ay deegaanada Al-shabaab kaga sugan yihiin…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhismaha Safaaraddii Soomaaliya Ee Dalka Kenya Oo Dib Loo Dayactirayo Muddo dheer ka dib ayaa safaaradii hore ee Soomaaliya ee dalka Kenya waxaa laga billaabayaa dib u dhis iyo dayactir lagu sameynayo dhulkii safaaradda oo dhowr sano kahor laga soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Wadanka Myanmar Oo Maanta u Dareeray Doorashada Baarlamaaniga Ee Dalkaasi Shacabka Myanmar ayaa maanta u dareeray doorashadda Baarlamaniga ah, taas oo markii ugu horeysay taariikhda dalkaa si furan loogu loolamayo mudo 25 sano ah. Haddii xisbiga Militarigu uu taageero ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Saacado Badan Ka Da’ay Magaalada Muqdisho Xalay fiidkii waxaa magaalada Muqdisho ka billawday roob soconayay in ka badan 10 saacadood, kuwaasi oo soo gaaray illaa iyo saaka. Roobkaan ayaa biyo dhigay wadooyin badan oo ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Hay’adaha Amniga Ku Amray Inay Soo Qabteen Kooxdii Ka Dambeysay Dilka Xildhibaan Gurxan Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul u cambaareeyay dilka xildhibaan Maxamed Axmed Gurxan oo shalay koox hubeysan ku dishay magaalada Muqdisho. War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Ra’iisul wasaaraha ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Maxamed Axmed Gurxan Oo Geeriyooday Xildhibaan Maxamed Axmed Gurxan ayaa u geeriyooday dhaawac shalay kasoo gaaray rasaas ay ku fureen koox hubeysan, xilli uu marayay nawaaxiga bacadlaha degmada X/weyne ee magaalada Muqdisho. Allaha u naxriistee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Banaadir Oo Hakiyay Dacwadaha La Xiriira Dhulalka Maamulka Gobolka banaadir ayaa sheegay in si KMG ah loo hakiyay arrimaha la xiriira is qabqabsiga dhulalka, taasi oo mudooyinkii ugu dambeeyay kusoo badaneysay magaalada Muqdisho. Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna…