Ciidamada Jubbaland Oo Magaalada Kismaayo Ka Wada Burburinta Dhismooyinka Sharci Darrada Ah Sheeko:Dalka Ciidamada maamulka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose waxa ay ka wadaan howlgallo ballaaran oo lagu burburinayo dhismayaasha ku yaalla hareeraha wadooyinka, gaar ahaan kuwa sida sharci darada… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaafiic Lagu Weeraray Fariisin Ciidamada AMISOM Ku Leeyihiin Magaalada Marka Madaafiic ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa lagu weeraray fariisin ciidamada AMISOM ku leeyihiin magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabellaha Hoose. Mid ka mid ah dadka deegaanka oo magaciisa diiday in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beello Dhawaan Ku Dagaallamay Gobalka Hiiraan Oo Xabad Joojin La Kala Dhex Dhigay Waxgaradka ku dhaqan gobalka Hiiraan ayaa ku guuleystay in xabad joojin ay kala dhex dhigaan beelo dhawaan ku dagaallamay deegaan ku yaalla duleedka degmada Maxaas ee gobalka Hiiraan, islamarkaana ay…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Sidee u Heli Kartaa Mobile Guriga Kaaga Lumey Isagoo Silent ama Aamusan. Waxaa jiro dad badan oo jecel in Mobilkooda saaran Silent ama aamusnaan, kooxdan ma jecla qeylada soo dhicista Mobilka, lakin dhib kale ayey qabaan, inta badan waxaa ka lumo Mobilka,…
1 daqiiqo Sheeko:War Shir Lagu Mideynayo Maamullada Khaatumo iyo Maakhir oo Ka Dhacay Muqdisho Xildhibaan Cabdiwaaxid Cabdullahi Jamac ayaa Goobjoog News uga waramay shir maanta Muqdisho ka dhacay oo looga hadlay Maamul u sameynta Sool, Sanaag iyo Degmada Buuhoodle. Xildhibaanka waxaa uu sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dr. Cabdi Ciise Diirshe“In aan ka faa’ideysanno Kheyraadka Dalkeena ayaan Qorshe Qaran U Sameyn Doona” Sawirro Xogheyaha Wasaaradda Qorsheynta Dr. Cabdi Ciise Diirshe oo Wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa ka warbixiyay shirka qorshaha Qaran ee maanta lagu daah furay xarunta Muqdisho. Diirhse ayaa sheegay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Imaaraadka Carabta Oo Bixineysa Mushaaraadka Ciidamada Dowladda Federaalka Dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraadka carabta ayaa maanta magaalada Muqdisho waxa ay ku kala saxiixdeen heshiis ku aadan mushaar siinta ciidamada dowaldda, oo ay bixinayso dowladda Imaaraadka Carabta Maxamed Axmed Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayay Maamul Loo Sameeyo Gobalada Sool Iyo Sanaag Oo Ka Dhacay Muqdisho Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay kullan ballaaran oo looga hadlayay maamul loo sameeyo gobalada Sool iyo Sanaag, waxaana ka qeybgalay Odayaal dhaqameed, xildhibaanno ka tirsan maamulka Khaatumo iyo siyaasiyiin.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aan Baahsan Oo Laga Soo Sheegayo Deegaanno Ka Mid Ah Gobalka Bari Deegaanno ka tirsan gobalka Bari ayaa laga soo sheegayaa in ay ka taagan tahay biyo la’aan baahsan, taasi oo saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada. Deegaanka isku shuban ee gobalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Badda Oo Gacanta Ku Dhigay Doonyo Si Sharci Darro Ah Uga Kallumeysanayay Xeebaha Soomaaliya (Sawirro) Ciidamada badda ee maamulka Puntland ayaa ku guuleystay in ay gacanta kusoo dhigaan Lix doon oo ah kuwa Kallumeysiga, kuwaasi oo si sharci darro ah uga kallmeysanayay Xeebaha Soomaaliya. Lixda…