Amniga Degmada Buurhakaba Oo Laga Shiray Sheeko:Dalka Degmada Buurhakaba ee gobalka Baay waxaa ka dhacay shir ballaaran oo ay isugu yimaadeen madaxweynaha maamulka koonfur Galbeed, saraakiil ka mid ah ciidanka Xoogga dalka, kuwa Itoobiya ee qeybta ka… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladaha Soomaaliya Iyo Masar Oo Ka Shiray Iskaashi Ay Ka Sameeyaan Xagga Amniga Wasiirka arimaha gudaha ee dalka Masar Magdy Abdel Ghaafar ayaa xafiiskiisa magaalada Qaahira ku qaabiley wasiirka amniga gudaha ee Soomaaliya iyagoo ka wada hadlay arimaha la dagaalanka falalka ka baxsan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mucaaradka Siiriya Oo Loo Ogolaaday In Ciidamo Dhaawac Ka Ahaa Kala Baxaan Magaalooyin Ay Ku Go’doon Sanaayeen Dagaal yahano dhaawacan oo ka tirsan mucaaradka dalkan Siiriya ayaa loo ogolaaday in ay ka baxan hareeraha Dimishiiq xaafado ku yaalla oo ay ku go’doonsdanaayeen, taas oo qeyb ka ah…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Safaaradda Iran ee Soomaaliya: Waxaan ogeyn in La Diiday Christmas lakin ma ogeyn in Mowliidka Nabiga la mamnuucay” Safiir ku xigeenka Iran ee Soomaaliya Javad Dehghan Latfabadi oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa weeraray dad uu ugu yeeray gacan sedexaad ama dal sedexaad in ay ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada NISA oo Kala Ceyriyay Aroos Wadareed ay soo Qabanqaabisay Safaaradda Iran ee Muqdisho Isla Markaana Xiray Shaqaalihii Safaaradda Ciidamada ka tirsan NISA ayaa u dhacay maanta xaflad aroos oo ay soo abaabushay safaaradda Iran ee Muqdishu isagoo kala diray dhalinyardii arooska loo dhigay. Ciidamada NISA ayaa fasaxay Safiirka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Degmada Xamarweyne “Jeneraal Cali Gaab Gacanta Ayaan Iskula Tagnay, Shan Xabadna Wuu Igu Riday” Gudoomiyaha maamulka degmada Xamarweyne Cabdiqaadir Maxamed Cabdiqaadir oo u waramay Idaacadda Goobjoog ayaa ka hadlay dhacdo maanta ka dhacday degmadaasi, kadib markii uu sheegay in ay gacanta iskula tageen isaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Maraykanka Oo Cambaareysay Rabshadihii Dhawaan Ka Dahacay Jabuuti Dowladda Maraykanka ayaa cambaareysay rabshadihii dhiigga ku daatay ee caasimadda dalka Jabuuti ku dhexmaray Booliiska iyo dad Siyaaro ka qeybgalayay. War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda dowladda Maraykanka ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Ciidamada Jubbaland Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Kismaayo Dagaal u dhaxeeyay Ciidamada Jubbaland oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa ka dhacay deegaanka Beerxaani oo duleedka ka ah magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Maamul Lagaga Garab Dhisayo Koonfur Galbeed Oo Lagu Qabanayo Degmada Ceelbarde Ee Bakool Xildhibaanno ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya, siyaasiyiin, Odayaal dhaqameed ayaa sheegay in degmada Ceelbarde ee gobalka Bakool ku qaban doonaan shir lagu dhisi doono maamul ka madaxbanaan maamulka Koonfur Galbeed.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baardheere:- 8-Sano Kadib Degmada Baardheere Oo Lagu Qabanayo Munaasabado Lagu Weyneynayo Dhalashada Nabigeena Muxummad (NNKH) Degmada Baardheere ee gobalka Gedo waxaa maanta laga dareemayaa sanado badan kadib u diyaar garowga weyneynta dhalashada Nabigeena Muxummad NNKH. Qaban-qaabada xuskani ayaa ka soconaysa magaalada Baardheere, waxaana la soo…