Wasiirro Ka Tirsan Galmudug Oo Xariga Ka Jaray Xarumo Dan Guud Ah Sheeko:Dalka Magaalda Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa waxaa laga hirgeliyay mashaariic dan guud ah, taasi oo ay fureen wasiirro ka mid ah maamulka Galmudug. Xarumahaan ayaa isugu jira goobo kubadda… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Gar Mise Gaf: Gabdhaha Oo Guurka Lagu Qasbo Gabdhaha kunool magaalada Muqdisha ayaa xilligan aad uga hadlaya dhibta uu leeyahay Guurka qasabka ah kaas oo wali kajira magaalada Muqdisho. waalidiinta qaarna gabdhaha ay dhaleen ku dara nin aysan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida Kasoo Carartay Dagaallada Yemen Oo Gurmad u Baahan Tan iyo markii dalka Yemen ay ka billawdeen dagaallo xoogan, waxaa dalka dib ugu soo laabanayay Muwaadiniin badan oo Soomaaliyeed, kuwaasi oo naftooda lasoo baxsaday. Qaar ka mid ah qoysaskii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hargeysa: Dhallinyaro Bilawday Wacyigelinta Bulshada Ee Dhibaatada Qabyaaladda Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland waxaa ka bilawday Olole Ballaaran oo ay wadaan koox dhallinyaro ah, kaasi oo bulshada looga wacyigelinayo dhibaatada ka dhalan karta qabyaaladda. Dadka ayaa loo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Caruur Cudurka Jadeecada Ugu Geeriyootay Degmada Mahadaay Ee Shabellaha Dhexe Maamulka degmada Mahadaay ee gobalka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay in tira caruur ah ay cudurka Jadeecada ugu geeriyoodeen degmadaasi, iyo deegaanno kale oo degmada ku dhaw. Xaaji Fuleyn oo ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasiyiin Ka Digay Khilaaf Dhex Yimaada Xildhibaanada Baarlamaanka Qaar ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa walaac ka muujiyay mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha dowladda Federaalka, kaasi oo ay u arkeen mid keenaya khilaaf mudanayaasha ah. Shariif Roobow oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Ciidamada Dowladda Oo Garabsanaya Kuwa AMISOM Iyo Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Hiiraan Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa ka dhacay deegaanka Garisyaani ee gobalka Hiiraan, kaasi oo sababay khasaare…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Batroolka Oo Ka Warbixiyay Heshiiska Ay Dowladda Federaalka La Gashay Shirkadda Spectrum Wasiirka Batroolka iyo Macdanta ee xukuumadda Soomaaliya Maxamed Mukhtar ayaa faah faahin dheerad ah ka bixiyay heshiis magaalada Muqdisho kula galeen Shirkadda Spectrum taasi oo sahmin doonta meelaha shidaalka uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada AMISOM Oo Weerar Ismiidaamin Ah Lagula Eegtay Shabellaha Hoose Kolonyo gaadiid ah oo ay la socdeen ciidamada AMISOM ayaa lagu soo waramayaa in weerar Ismiidaamin ah lagula eegtay duleedka deegaanka Jannaale, gaar ahaan deegaan lagu magacaabo Garsiini ee gobalka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Gaashaandhigga Iyo Madaxweynaha Galmudug Oo Maanta La Kulmay Shacabka Ceelbuur (Sawirro) Wasiirka Gaashaandhigga Somaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, oo ay wehliyaan Madaxweynaha maamulka KMG ah ee Galmudug Mudane C/kariin Xuseen Guuleed,wasiir u dawlaha Dastuurka Xasan Maxamed Jimcaale, Xildhibaannno, Xubno ka…