Rag Hubeysan Oo Degmada Wadajir Ku Dilay Shaqaale Ka Tirsan Garoonka Aadan Cadde Sheeko:Dalka Rag ku hubeysan bistoolado ayaa lagu soo waramayaa in saakay ay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ku dileen ruux ka tirsan shaqaalaha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Ragga… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Dowladda Federaalka Oo Magaalada Muqdisho Uga Qeybgalay Xuska Maalinta Midowga Yurub (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley munaasabad lagu maamusayey maalinta Midowga Yurub oo lagu qabtey magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa sheegay in xiriirka ka dhexeeya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Muqdisho Kula Kulmay Wafdi Ka Socday Dowladda Maraykanka (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharma’arke, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay wafdi ka socday dowladda Mareykanka oo uu…
2 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Somaliland Oo Ka Dooday Hindise Sharciyeedka Hanti Dhowrka Guud Baarlamaanka Somaliland oo maanta shir ku yeeshay xaruntiisa magaalada Hargeysa ayaa ka dooday hindise sharciyeedka hanti dhowrka Guud oo la doonayo inuu noqdo mid ka madax banaan xukuumadda. Kalfadhiga baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Qalab Caafimaad Oo Maanta Lagu Wareejiyey Isbitaallada Ku Yaallada Magaalada Jowhar Qalab caafimaad ayaa maanta waxaa lagu wareejiyey maamullada Isbitaallada ku yaalla magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe, waxaana qalabka isugu jiraa Sariiro iyo sidoo kale qalabyada ay Isticmaalaan dhaqaatiirta.…
3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Tirsan Galmudug Oo Sheegay In Maamulkooda Ku Xadgudbay Xuduudda Itoobiya Xildhibaan Maxamed Xasan Geelle oo ka tirsan Baarlamaanka Galmudug oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa tilmaamay in Galmudug iyadu ay ahayd tan ku xad gudubtay xuduudda Itoobiya dhibaatadii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Qof Oo Ku Geeriyootay Qaraxii Ka Dhacay Xarunta Ciidanka Taraafikada Ee Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax gaari loo adeegsaday oo saakay ka dhacay afaafka hore ee xarunta ciidanka Taraafika ee Magaalada Muqdisho kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Ku Xigeenkii Wasaaradda Gaadiidka Cirka Iyo Dhulka Ee Galmudug Oo XilKa Laga Qaaday Maxadaweynaha Galmudug Mudane Cabdikariin Xuseen Guleed ayaa xil ka qaadis ku sameeyay wasiir ku xigeenkii Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka ee maamulkaasi Cabdisamad Yuusuf Cilmi. Kadib Markii uu Madaxweynhu u cuskaday wadasha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayey Amniga Degmada Shibis Oo Lagu Qabtay Degmadaasi Taliyaha ciidamada Booliiska ee degmada Shibis Maxamed C/qaadir Warsame oo wareysi siiyey Goobjoog News ayaa sheegay in shacabka degmadaasi ay kala hadleen sidii ay uga shaqeyn lahaayeen amniga. Waxa uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabelle Oo Ku Fatahay Magaalada Baladweyne Wabiga Shabelle ayaa lagu soo waramayaa inuu ku fatahay qaar ka mid ah xaafadaha magaalada Baladweyne kaasi oo saameyn ku yeeshay dadkii shacabka ahaa. Labo ka mid ah Afarta xaafadood…