Degmada Baraawe Oo Diyaar u Ah Martigelinta Shir Looga Hadlayo Nabadda Sh/hoose Sheeko:Dalka Maaamulka degmada Baraawe ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay martigeliyaan shir looga hadlayo nabadda gobolkaasi. Bashiir Maxamed Yuusuf oo ah guddoomiye ku xigeenka dhanka amniga… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mootooyinka Saddexda Lug Leh Oo Markii Ugu Horreysay Ka Shaqo Billaabay B/weyne Bulshada ku dhaqan gobolka Hiiraan waxay Labadii sano ee lasoo dhaafay ku tallaabsanayeen horumaro kala duwan haba ugu badnaatee dhanka ganacsiga. Sanad walbo waxaa gobolkaasi ku kordhayey qorsheyaasha ganacsiga cusub…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Fursado Shaqo Siineysa Dhallinyarada Wasiir ku xigeenka wasaaradda maaliyadda maamulka Galmudug Maxamed Axmed Faarax ayaa sheegay inay shaqaleysiin donaan dhallinyarada ku nool deegaannada maamulka Galmudug, kuwaasi oo shaqo la’aan ay haysato. Waxa uu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed Ee K/Galbeed Oo La Kulmay Waxgaradka Baay Iyo Baakool Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa kulan ku yeeshay guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Koonfur Galbeed iyo waxgaradka gobollada Baay iyo Bakool. Waxay ka wada hadleen arrrimo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gantaal Ay Tijaaabisay Waqooyiga Kuuriya Oo Ku Dhacay Biyaha Japan Dalka Waqooyiga Kuuriya ayaa tijaabiyay gantaal ballistic ah, iyadoo ka tuurtay dusha maraakiibta loo yaqaano gujiska, sidaa waxaa sheegay saraakiil Mareykan ah. Gantaalka The KN-11 ayaa la sheegayaa in laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daacish Oo Duqeysay Tuulooyin Turkiga Ah Iyo Ankara Oo Bilowday Howl-gal Militari Dowladda Turkiga ayaa la sheegayaa in dadka ka rartay tuulooyinka ku dhaw xadka dalkaasi uu la wadaago dalka Suuriya halkaas oo ay gacanta ku hayaan kooxda Daacish. Arrintan ayaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:War Government confesses to spying throughout your cell phone http://oemsoftwarestore.org/product/corel-wordperfect-office-x7-standard-edition/ Error Authenticating. Either Bad Username/Password Or Your Account Has Outstanding Payments Due
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qabanqaabada Aaska Sarreeye Guud Maxamed Cali Samatar Oo Ka Socota Muqdisho Ku-Simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta kulan la yeeshay Guddiga qabanqaabada aaska qaran ee loo sameynayo Allah ha u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Khabiir Ka Digay Dhibaatooyin Dhaqaale oo Ku soo Waajahan Dalka Mareykanka Khabiirka dhaqaale iyo Milyaneerka caanka ah ee reer Mareyakan Carl Icahn, ayaa oddorosay in mustaqbal mugdi ah uu ku sucdo suuqa saamiyada ee dalka Mareykanka, waxaanu tilmaamay in maalgashiga suuqa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Baladweyne Oo Beeniyay In La Musuqay Raashin Gargaar Oo Dhowaan Magaaladaasi La Geeyay Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada ee maamulka magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan Maxamed Axmed Nuur oo wareysi siiyay Goobjoog News ayaa ka hadlay qeybinta raashin gargaar oo ka soconaya…