Ciidanka Ahlu Sunna oo Howlgallo Ka Wada Magaalada Dhuusamareeb Ee Xarunta Gobalka Galgaduud Sheeko:Dalka Ciidamada maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa howlgallo ka wada magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobalka Galgaduud. Howlgallada ayaa ka soconaya dhammaan xaafadaha magaalada Dhuusamareeb kuwaas oo lagu arkayo ciidamada ka tirsan… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha wasiirrada Maamulka Galmudug Oo Maanta Warbixin Ka Dhageystay Wasaaradda Maaliyadda Ee Maamulkaasi Gollaha wasiirrada maamulka Galmudug ayaa maanta kulan aan caadi ahayn oo ay ku yeesheen magaalada Cadaado waxaa looga hadlay arrimaha maamuliyadda ee maamulkaasi. Kulankaan gollaha wasiirrada maamulka Galmudug waxaa shir…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo Qabatay Dhalinyaro looga Shaki san yahay iney Diintoodii Bedesheen Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa sheegay in wasaaradiisu ay qabatay dhallinyaro ay uga shakiyeen inay qaateen diinta masiixiga ah, kuwaas oo lagu xiray xabsiga dhexe…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Waxbarashada: Jaamacadaha Waa In Qoondo Lacag La’aan Ah Siiyaan Dadka Laga Tirada Badan yahay Shir saddex maalmood soconaya ayaa maanta ururka Jaamacadaha Soomaaliya uga furmay magaalada Muqdisho. Shirkan oo ay ka soo qeybgaleen in ka badan 40 Jaamacadood ayaa waxaa furay wasiirka waxbarashada, Hidaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Abwaan Hadraawi oo Ka Warramay Xaaladdiisa Caafimaad Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi oo Soomaalida dhexdooda magac weyn ku leh ayaa ka warramay xaaladiisa caafimaad oo todobaadyadii ugu dambeeyey si weyn loo hadal hayay in caafimaadkiisu aad u…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Dhuux ” Shacabka Soomaaliyeed ha Iimaansado Go’aannada Madasha iyo Tan Baarlamaankooda” Xildhibaan Maxmuud Cali Dhuux oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa baaq u jeediyay shacabka Soomaaliyeed una sheegay iney iimaansadaan go’aannada madasha iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Howlgallo Ballaaran Ka Billaabay Galbeed Hiiraan Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa maanta ku baxay deegaanno dhowr ah oo ku yaalla Galbeedka gobolka Hiiraaan halkaasi oo howlgallo amni sugid ah ay ka wadaan. Deegaannada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Hadliye Oo Ka Warbixiyey Kulankii Uu Nairobi Kula Yeeshay John Kerry Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya C/salaan Hadliye Cumar ayaa ka warbixiyey kulan uu shalay magaalada Nairobi ee dalka Kenya kula yeeshay xoghayaha arrimaha dibadda dalka Maraykanka John Kerry. Wasiir Hadliye oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed Ee Galmudug Oo Sheegay Inay Billaabeen Shaqooyinkooda Xubnaha guddiga doorashooyinka ee heer dowlad goboleed ee Galmudug oo ka kooban 11 xubnood ayaa sheegay si rasmi ah howlahooda shaqo u billaabeen islamarkaana ay u yeereen Odayaasha dhaqanka ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’ado Soo Dhoweeyay Go’aankii Kenya Uga Laabatay Inay Rarto Qaxootiga Dhadhaab Hay’adaha Gargaarka iyo kuwa Qaxootiga ayaa soo dhaweeyay go’aanka dowladda Kenya ay dib ugu dhigeyso xirista xeryaha Dhadhaab oo Soomaali badan qaxooti ku yihiin. Hay’adahan ayaa sheegay in ay soo…