Madaxweyne Xasan Oo Saxiixay Sharciga Dhismaha Guddiga Madaxa Banaan Ee Xuquuqul Insaanka Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah qalinka ugu duugay sharciga lagu dhisayo Guddiga Madaxa Banaan ee Xuquuqul Insaanka. Madaxweynaha oo munaasabaddan khudbad ka… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Imaam iyo Kaaliyahiisa Oo Lagu Dilay Mareykanka Waxaa magaalada Newyork lagu dilay Imaam masjid iyo kaaliyahiisa kadib markii weerar lagu qaaday, arrintaas oo ka careysiisay jaaliyadda Muslimiinta ah gaar ahaa dadka ka soo jeeda Bangaldish. Imaam-ka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boko Haram Oo Baahisay video-ga Gabdho Ay Afduubteen Kooxdaha islaamiyiinta dalka Nigeria ee Boko Haram ayaa baahiyay videoga gabdho iskuuley ah oo ay horay u afduubteen. Kooxda ayaa tusay gabdho ilaa 50 gaaraya, iyagoo ka codsaday xukuumadda in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadweynaha Magaalada Burco oo Biyo Yaraan Ka Cabanaya Dadweyne ku dhaqan magaalada Burco ayaa ka cabanaya biyo yaraan soo waajhaday magaalada 6-dii bilood ee ugu dambeysay noloshoodana saamayn xoog leh ku yeelatay. Dadweynahan oo labo jeer oo kala…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qurbejoogta Soomaaliyeed Oo Ku Shiraya Magaalada Muqdisho Shirkan oo looga hadlayo arrimo ay ka mid yihiin horumarinta ganacsiga iyo maalgashiga dalka ayaa ka furmey magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, waxaana leh Qurbejoogta Soomaaliyeed. Shirkan oo lagu casuumey…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gabar Isku Dishay Somaliland kadib markii ay ku Dhacday Imtixaankii Shahaadiga ee Maamulka Nimco Axmed Jamac oo ka mid ahayd ardayda dhamaysatay fasalka 8-aad ee dugsiga hoose dhexe ee Imaamu Shaafici oo ku yaalla Magaalada Ceerigaabo ayaa nafta iskaga jartay Mindi ay dhuunta…
1 daqiiqo Sheeko:War Maxamed Keynaan Afhayeenka Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo marti ku ahaa barnaamijka habeen tiriska ee Goobjoog Fm ayaa ka hadlay Arrimo badan oo la xiriira doorashooyinka, iyadoo dhageystayaasha Goobjoog ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mo Faarax Oo Ku Guuleystay Orodka 10-ka Kun Mitir Ee Olympic-ada (Sawirro) Mo Farah oo ah orodyahan asalkiisu yahay Soomaali islamarkaana u orda dalka Britten ayaa mar kale waxa uu ku kuuleystay orodka 10-ka Kun ee Mitir ee Billadda Dahabka ah. Orodyahanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Orodyahan Maryan Nuux Muse Oo Niyadda Ka Jabisay Soomaalida Maryan ayaa kaalinta ugu dambeysa ka gashay orodka gabdhaha ee 400 meters, arrintaas oo niyadjab iyo sumcad darro ay ku tilmaameen umadda Soomaaliyeed. Gabadhan ayaa muddo laga waayey shaashadaha Teleshinka …
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbahaysiga Xisbiyada Soomaaliyeed Oo Kasoo Horjeestay Go’aankii Shirka Madasha Ee Muqdisho (Sawirro) Kulan magaalada Muqdisho ay ku yeesheen Isbahaysiga Xisbiyada Soomaaliyeed ayaa waxay kaga soo horeesteen go’aankii dhawaan kasoo baxay shirkii madasha Wadatashiga Qaran. Go’aannada qaar ayeey sheegeen in wax badan u…