Wiil Soomaali Ah Oo Loo Qabtay Weerar Ka Dhacay London Sheeko:Dalka Booliiska Ingiriiska ayaa sheegaya in wiil Norwejiyaan ah laakin asal ahaan ka soo jeeda dalka Soomaaliya loo xiray weerar xalay lagu dilay haweeney laguna dhaawacay 4 kale oo ka dhacay… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Liiska Mas’uuliyiinta Xisbiga Jamhuuriga Ee Aanan Taageeri Doonin Trump Donald Trump waxaa uu afkiisa ku waayey saaxiibo badan oo ay isku xisbi yihiin, ninkan siyaasadihiisa qaldan waxaa ka mid ah in aanu xulufo ku lahayn xisbiga jamhuuriga dhexdiisa, madaxda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hoggaanka Dhaqanka Beelaha Galbeedka Somaliland oo Si Adag Uga Hadlay Saami Qeybisga Golaha Wakiilada Hoggaamiyaha dhaqanka beelaha dega Galbeedka Somaliland Suldaan Cabdiraxmaan Jaamac Dhawal ayaa sheegay iney arrin cadaalad darro ah ku tahay in doorashada lagu galo baarlamaanka sanadka 2017 ka, xeerkii lagu galay…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Oo Digniin u Diray Maamulka Somaliland Axmed Cali Xaashi oo ah guddoomiyaha baaarlamaanka maamulka Puntland ayaa digniin u jeediyey maamulka Somaliland, taasi oo ku aaddan sida uu sheegay daandaansiga ay ka waddo gobollada Sool iyo Sanaag.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Shacabka Ku Dhaqan Deegaanka Camaara Ee Gobolka Mudug Oo Gurmad Caafimaad u Baahan Shacabka ku dhaqan deegaanka Camaara ee gobolka Mudug ayaa xilligaan waxa ay doonayaan inay helaan gurmad caafimaad oo degdeg ah. Maxamed Cali oo ah madaxa caafimaaadka Camaara ayaa u sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland oo Diidday in Lagu Dhoofo Baasaaboorka Soomaaliga ah ee Lagu Sameeyay Gudaha Maamulka Wasaaradda arrimaha gudaha ee Somaliland iyo taliska laanta socdaalka ayaa sheegay inaan lagu dhoofi karin gudaha Somalilandna aan laga isticmaali karin baasaaboorka Soomaaliya ee ay ku qoran tahay lagu sameeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khilaaaf Ka Dhex Curtay Maamulka Iyo Garsoorka Gobolka Shabellaha Dhexe Abukar Cali oo ah guddoomiye ku xigeenka dib u heshiisiinta iyo arrimaha Federaalka maamulka gobolka Shabellaha Dhexe ayaa isaga oo saxaafadda kula hadlay magaalada Jowhar waxa uu sheegay in xafiisyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin: Dagaal u Dhaxeeyay Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ka Dhacay Hiiraan Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka dhacay duleedka deegaanka Ceel-cali ee gobolkaa Hiiraan. Dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Amni Xaqiijin Ah Ka Wada Magaalada Baladweyne Howlgallo ciidamada ay ku baarayaan dadweynaha iyo gaadiidka ayaa xalay illaa saaka ka soconaya xaafadaha magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Waxaa la arkayaa ciidamo badan oo gaaf wareegaya xaafadaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rajo Laga Muujiyey Miro Dhalka Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Ee Ka Socda Muqdisho Aqoonyahan Maxamed Caalim oo kamid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed ayaa rajo aaad u wanaagsan waxa uu ka muujiyey in natiijo wax ku ool ah kasoo baxdo shirka madasha wadatashiga qaran ee…