Dibad Baxyo Ka Dhan Ah Tigray-ga Oo Laga Dhigay Dalka Itoobiya. Sheeko:Dalka Welkait oo lagu tiriyo bulshada Amxaarada ayaa u dibadbaxaya in dhulkooda Tigray-ga maamulaan la hoos geeyo qowmiyadda Amxaarada. Dibaddabaxa Axaddii ayaa la sheegayaa in uu isu bedelay sidoo kale mid… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hoos u Dhaca Laga Dareemayo Qiimaha Kalluunka Suuqyada Muqdisho, Xilli Lagu Guda Jiro Xagaaga (Sawirro) Kalluunka oo ka mid ah Kheyraadka eebbe uu ku maneystay dalkeena ayaa xiligan uu hoos u dhac ku yimid qiimaha la iibiyo nuucyadiisa kala duwan xilli lagu guda jiro waqtiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Qanuunka Waddooyinka Oo Muqdisho ka Furmay Shirlooga hadlayo sameynta qaanuunka wadooyinka dalka ayaa maanta ka furmey magaalada muqdisho. Shirkan ayaa waxaa soo qaban-qaabisay wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska Soomaaliya, waxaana lagu wadaa inuu socdo…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Xaaf oo Sheegay in Doorashooyinka Dadban aaney ka Suurotogaleyn Gobollada Dalka Xildhibaan Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa tilmamaamay in gobollada Soomaaliya aysan u diyaarsaneyn amni ahaan ergada ay…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Maryan Cariif: 8 arrimood oo Masiiri ah ayaa u baahan in xal laga gaaro Xildhibaan Maryan Cariif Qaasim oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya ahna guddoomiyaha guddiga dib u eegista dastuurka ee golaha ayaa sheegtay in dalku u baahan yahay in xal laga gaaro…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hiiraan: Dowladda Ayaa Mas’uul Ka Ah Dib u Dhaca Shirka Jowhar Maamulka gobolka Hiiraan ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya in ay mas’uul ka tahay dib u dhaca shirka jowhar ee maamul u sameynta Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan. Guddoomiye ku xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Kenyaan Ah Oo Lagu Weeraray Lamu, Kenya Sarkaal ka tirsan booliiska Kenya iyo shaqaale ka tirsan National Youth Service ayaa lagu dhaawacay Lamu kadib weerar ay u geysteen dad looga shakiyay Al-shabaab. Sida uu sheegay Lamu County…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaluf Dhanka Dhirta Ah Oo Ka Socda Gobolka Sanaag Kooxo hubeysan ayaa xaalufin dhanka dhirta ah waxay ka wadaan degaanno badan oo ku yaalla gobolka Sanaag iyadoo arrinkaasi ay cabasho xooggan ka muujiyeen dadka xoolo dhaqatada ah. Deegaannada sida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Koonfur Galbeed Oo Wax Ka Qabanaya Isbaarooyin Yaalla Wadada Isku Xirta Baay Iyo Muqdisho Taliska ciidanka Booliiska gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in wax badan ay ka qaban doonaan Isbaarooyin yaalla wadda isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo. Maxamed Sheekh C/laahi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Caan Ah Oo Lagu Dilay Degmada B/xaawo Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dil habeenkii xalay ahaa degmada B/xaawo ee gobolka Gedo loogu geystay Nabadoo caan ka ah degmadaasi, kaa oo lagu magacaabi jiray Nabadoon Idiris Cabdi…