Madaafiic Lagu Tuurey Saldhig Ay Ciidanka AMISOM Ku Leeyihiin Sh/dhexe Sheeko:Dalka Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in dagaalyahannada Al-shabaab ay saakay madaafiic ku tuureen saldhig ay ciidamada AMISOM ku leeyihiin deegaanka Ceel Baraf ee gobolkaasi. Dadka deegaanka… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Hore Cusmaan Gamuure Oo Dhaliilay Hannaanka Doorasho ee Ka Socda Puntland Cusmaan Maxamed Faarax ‘Gamuure’ oo horey uga tirsanaa baarlamaandii KMG ee dalka, ahaan Xisaabiyihii guud ee Bankiga ganacsiga iyo keydka Soomaaliyeed ayaa dhaliilay hannaanka doorasho ee Puntland ka socda oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Donald Trump Oo Naftiisa La Badbaadiyay, Una Mahadceliyay Sirdoonka Mareykanka. Murashaxa Republican-ka Donald Trump ayaa loola cararay masraxa qeybtiisa dambe kadib markii loo cabsaday noloshiisa, sirdoonka Mareykanka ayaa tilaabadaas qaaday kadib markii ninkan nafsadiisa loo baqay. Donald Trump waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Telefan Kula Hadlay Amiirka Qatar Sida ay sheegtay wakaallada wararka ee Qatar, Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa xalay waxaa uu Telefan u diray Amiirka Qatar Tamiim Bin Xamad Al-Thani. Wakaaladda waxaa ay intaa ku dartay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Oo Ku Dhawaaqay Bilaabashada Doorashada Aqalka Hoose Guddiga doorashooyinka qaranka ee heer federaal ayaa war ka soo saaray arrimaha doorashada, iyagoo sheegay in doorashada aqalka hoose ay si rasmi ah u bilaabatay, Puntland ayaa noqotay maamulkii ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Qarax Ismiidaamin Ah Oo Caawa Ka Dhacay Muqdisho Qarax Ismiidaamin ah islamarkaana lagu fuliyey gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyey ayaa cawa fiidkii waxa uu ka dhacay nawaaxiga Isgoyska Sayidka ee magaalada Muqdisho, kaasi oo geystay khasaare kala…
2 daqiiqo Sheeko:War Puntland: Liiska Xildhibaannada Ku Guuleystay Baarlamaanka Federaalka Maamulka Puntland ayaa noqday maamulkii ugu horeeyay ee qabta doorashada aqalka hoose ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Ammaanka magaalada Garoowe ayaa aad loo adkeeyay, Ciidamada Puntland ayaa sugaya ammaanka, waxaana la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Kormeeray Xaaladda Shacabka Ku Nool Xudur Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo xubno kamid ah wasiirada maamulkaasi ayaa maanta oo Sabti ah waxay tageen degmada Xudur ee gobolka Bakool. Madaxweyne Shariif Xasan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galgaduud Oo Sheegay Iney Kaalin Ka Qaadanayaan Daminta Xiisadda Caabudwaaq Maamulka gobolka Galgaduuud ayaa sheegay in ay kaalin xooggan ka qaadanayaan daminta xiisad ka jirta degmada Caabudwaaq, taasi oo u dhaxeysa beello halkaasi wada deggan. Guddoomiye ku xigeenka dhanka waxbarashada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ehlada Dad Ay Waxyeeleen Askar AMISOM Ah Oo Baaq u Direy Dowladda Federaalka Ehlada dad ay waxyeello u geysteen askar ka tirsan AMISOM ayaa dalbaday in sharciga la horkeeno askartaasi oo lagu eedeeyey in ay gaari jiirsiiyeen dad shacab ah oo aan waxbo…