Axmed Madoobe: Goluhu Waa Muqadas, …May be Inaan Hoggaan Sameysanno ayaa Laga Yabaa Sheeko:Arrimaha Amniga Axmed Madoobe, madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland oo ka hadlay shirka 4aad ee golaha iskaashiga dowlad goboleedyada oo ka socda Garoowe ayaa ku dheeraaday arrimaha amniga isaga oo sheegay in dowladda… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xaaf: Waxaan Jeclaan lahaa in Golahu Sameysto Ciidamo u gaar ah, Oo Laga Maarmo SNA Axmed Geelle Xaaf, madaxweynaha Galmudug oo ka hadlayey shirka 4aad ee golaha dowlad goboleedyada uga socda Garoowe ayaa ku dheeraaday sida ay dowladda dhexe u hurineyso dhibaatada Galmudug, gaar ahaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Gaas: Xaaladda Soomaaliya Amniga ma Dhowa Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland, C/Weli Maxamed Cali Gaas oo maanta ka hadlayey furitaanka shirka 4aad ee golaha iskaashiga dowlad goboleedyada, oo ka dhacay Garoowe ayaa sheegay in xaaladda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sharif Xasan: Dowladda Dhexe Dhibaato Badan Kuma Heyso Al-shabaab Sharif Xasan Sheekh Aadan, Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur galbeed oo maanta ka hadlay furitaanka shirka 4aad ee golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa sheegay in ay nasiib darro tahay in dhib…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Dowlad Goboleedyada Oo Si Kulul Ula Hadlay DFS Magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal waxaa ka furmay shirka golaha iskaashiga dowlad goboleedyada oo ay ka qeybgalayaan Afar madaxweyne maamul. Furitaanka shirkan ayaa waxaa hadallo ka jeediyey madaxweynaha Puntland C/weli…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Ka Dhacay Gaalkacyo Koox hubeysan ayaa maanta waxa ay weerar ku qaadeen bar koontarool oo ku taalla magaalada Gaalkacyo, waxaana ku sugnaa ciidamo ka tirsan Booliiska Galmudug. Goob joogayaal ayaa u xaqiijiyey Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada K/galbeed Oo La Magacaabay Guddoomiyaha baarlamaanka K/galbeed C/qaadir Shariif Sheekhunaa Maye ayaa maanta magacaabay guddiga doorashada madaxweynaha K/galbeed. Magacaabis kadib, xildhibaannada K/galbeed ayaa codka u qaaday xubnaha guddiga oo ka kooban 27, iyagoo ugu…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Maalmihii Jaalle Siyaad Ee October 21, 1969-January 26, 1991 Kacaankii Soomaaliya waxaa uu dhacay October 21, 1969-kii, waxaa hor-kacayey Jaalle Mohamed Siyaad Barre iyo Golaha sare ee Kacaanka, Kacdoonkan oo aanu dhiig ku daadan ayaa yimid kadib markii la toogtay Madaxweynihii dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Oo Maanta Ka Furmaya Garoowe Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal uu ka furmo shirka golaha iskaashiga ee dowlad goboleedyada oo ay ka qeybgali doonaan Afar madaxweyne. Waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyaha Xoogga Dalka Indha-Qarshe Oo Qabtay Muddada Ay Dalka Uga Saarayaan Al-shabaab Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Daahir Aadan Cilmi(Indha-Qarshe) oo maalmahan ku sugnaa magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbaland ayaa shalay waxaa uu soo kormeeray fariisimaha ciidamada xoogga, isaga oo sheegay in…