Dhageyso: Khasaarihii Ka Dhashay Qaraxii Maanta Ka Dhacay Muqdisho Sheeko:Amniga Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa qarax Ismiidaamin ah, kaasi oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Labo qof oo shacab ah ayaa ku geeriyootey Afar Kalena dhaawac ayaa kasoo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Muqdisho: Qarax Lala eegtay Kolonyo Ciidamo Talyaani Ah Qarax weyn ayaa goor dhow waxaa uu ka dhacaya agagaarka wasaaradda gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho. Weriyaha Goobjoog News ayaa soo sheegay in qaraxa lala eegtay gawaarida gaashaaman ee ciidamada Talyaaniga.…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Eritrea Iyo Soomaaliya Oo Dalbaday In Cunaqabateynta Hubka Laga Qaado, Yaa Diidan?! Wasiirka arrimaha dibadda Eritrea Cusmaan Maxamed Saalax ayaa ku eedeeyey dalal ku jira golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey in aaney dooneyn in cunuqabateynta laga qaado dalkiisa kadib heshiiska ay la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wariyeyaasha Cadaado Oo Cambareeyey Xarigga Wariye Tooxow Wariyeyaasha ku sugan magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa cambaareeyey xukun ay shalay maxkamad ku taalla Dhuusamareeb ku riddey wariye C/weli Tooxow. Waxa ay sheegeen wariyeyaashan in ay ka xun…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Yuusuf Dabageed “Hiiraan Anigaa Xukuma, Gacan Dhaaf Ma Jiro” Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa sheegay in ay dhammaatay waqtigii madaxda Hirshabelle ogaal la’aan ku kala bedali jireen mas’uuliyiinta degmooyinka maamulkaasi. Wuxuu sheegay Dabageed in…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidanka DFS Oo Howlgallo Ka Wada Deegaanno Ka Mid Ah Hiiraan Ciidamada xoogga dalka oo garabsanaya kuwa AMISOM ayaa lagu soo waramayaa in ay saakay howlgallo ballaaran ka wadaan deegaanno ka mid ah gobolka Hiiraan, gaar ahaan deegaannadii ay shalay kala…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Siyaasi Cabdi Barre Oo Si Kulul U Dhaliilay Villa Somalia Xildhibaan hore ayaa sheegay in madaxda Villa Somalia ay qaadanayso masuuliyadda dagaalka siyaasadeed ee maamullada kala dhaxeeya. Siyaasi Cabdi Barre Jabriil oo wareysi siiyay Goobjoog News ayaa wax ka weydiinay…