Dhageyso: Maamulka Hiiraan Oo Ka Warbixiyay Howlgallo Ka Socda Gobolkaasi Sheeko:Amniga Guddoomiye xigeenka gobolka Hiiraan Cabdiraxiin Muxamed Taakooy, ayaa wareysi uu siiyay mareegta Goobjoog News kaga hadlay howlgalladii u dambeeyay ee ciidamada AMISOM iyo kuwadowladda ee wadada isku xirta magaalooyinka Baladweyne… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Dabageed Oo Xabsiga U Taxaabay Masuuliyiin Ka Tirsan Maaliyadda Gobolka Guddoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa gallinkii dambe ee maanta xabsiga u taxaabay shaqaale ka tirsan wasaaradda maaliyadda ee Hirshabeelle. Shaqaalahani oo ka howlgalayay xarunta maaliyadda gobolka ee magaalada Baladweyne ku taalla…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Wasaaradda Waxbarashada Oo Manhajka U Qeybisay 24 Iskuul Oo Ay La Soo Wareegtay Wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare e xukuumadda Soomaaliya Feysal Cumar Guuleed ayaa maanta iskuullada dowladda u qeybiyay buugaagta manhajka ee dhowaan ay diyaarisay wasaaradda waxbarashada Soomaaliya.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka IPSOS: Hoos Ayey u Dhacday Kalsoonida Ay Soomaalida Ku Qabeen Farmaajo iyo Kheyre IPSOS oo shirkad laga leeyahay Mareykanka iyo Farsight Africa Research oo ah shirkad Soomaaliyeed ayaa si wadajir ah u sameeyey baaritaan ah sida ay dadka Soomaaliyeed ugu kalsoon yihiin hey’adaha…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare Oo Baaq u Diray Mas’uuliyiinta Galmudug, Akhriso Qoraalka Guddiga joogtada ah ee golaha aqalka sare ayaa maanta waxaa uu soo saaray baaq ku aadan sidii loo dejin lahaa khilaafka mas’uuliyiinta Galmudug iyaga shacabkana ku dhiirigeliyey inay taageeraan dhex-dhexaadinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shil Ka Dhacay Mudug Lix qof ayaa ku geeriyoote shil gaari oo maanta ka dhacay deegaanka Gawaan ee gobolka Mudug. Gaari weyn oo sidey Shamiinto (Sibir) ayaa ku rogmaday wadada u dhaxeysa deegaanka Gawaan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Gaas Oo Magacaabay Taliye Ciidan Wareegto kasoo baxday madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu magacaabay taliyaha ciidamada keydka ee maamulkaasi. Waxaa xilkaan loo magacaabay G/Sare Cumar Cabdullaahi Maxamed (Cumr Fara-weyne ). Wareegtada hoos…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xiisad Ka Jirta Deegaanka Aadan Yabaal, Sh/dhexe Wararka maanta oo Talaado ah ka imaanaya deegaanka Aadan Yabaal ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad u dhaxeysa Al-shabaab iyo sidoo kale…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faah Faahin: Ajaaniib Lagu Diley Boosaaso Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dil xalay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari loogu geystay Saddex ruux oo u dhalatay Itoobiya, kana soo jeedda qomiyadda Oromada. Rag hubeysan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Qaxootigii Kasoo Laabtay Xeryaha Kenya Oo Cabasho Ah Boqol iyo Labatan qoys oo ka soo laabtay xeryaha qaxootiga Dhadhaab ayaa sheegay mudadii ay ku sugnaayeen gobolka Gedo ay soo wajahday xaalado adag oo dhanka nolasha ah. Waxa ay…