Caalim “Guddiga La Dagaalanka Musuqa Haloo Soo Bandhigo Si Daah Furnaan Ah” Sheeko:Dalka Aqoonyahan Maxamed Maxamuud Caalim ayaa sheegay in dowladda dhexe laga doonayo in si daah furan u dhisto guddiga la dagaalanka musuq maasuqa. Waxa uu sheegay Caalim in guddigan tiro ahaan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Golaha Amniga Jubbaland Oo War Kasoo Saaray Dagaallada Ka Dhanka Ah Al-shabaab Golaha amniga Jubbaland ayaa kulankoodii Billaha ahaa waxay kaga hadleen arrimo u badan dagaallada ka dhanka ah Al-shabaab, iyaga oo isku raacay in la xoojiyo. Sarreye Gaas Yuusuf Xuseen Dhuumaal…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Digniin Loo Direy Dhallinyaro Dhib Ku Haya Shacabka Garoowe Taliska ciidanka xasilinta magaalada Garoowe ayaa ka hadlay howlgallo ay maalmihii ugu dambeeyey ka sameeyeen magaaladaasi. Jeneraal Muxyadii Axmed Muuse oo ah taliyaha ciidanka xasilinta Garoowe ayaa sheegay in marnaba…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxda Sare Ee Puntland Oo Lagu Eedeeyey Boobka Hantida Dadweynaha Golaha degaanka waqooyiga magaalada gaalkacyo ayaa ku eedeeyay madaxada ugu sareeysa Puntland in ay boobayaan hantida dowladdii dhexe Soomaaliya oo ay ka mid tahay Xeradii siinaay ee ciidanka xoogga dalka.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Warbixin La Xiriirta Musuqa Somalia Oo Loo Gudbiyay Baarlamaanka Yurub Ururka bulshada Soomaaliyeed ee Yurub(European Somali Assosiation) ayaa maanta oo ay taariikhdu ahayd 01-Oct-2018 warbixin ku saabsan la dagaallanka musuqmaasuqa u gudbiyeen baarlamaanka reer Yurub. Warbixinta ayaa lagu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Duqeyn Ka Dhacday Hiiraan Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ay ka dhacday duqeyn diyaaradeed. Maanta ayay ahayd markii dagaal u dhaxeeya ciidamada AMISOM(Jabuuti iyo Itoobiya) iyo ciidanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhuxul Laga Dhoofiyay Soomaaliya Oo Gaartay Dalka Ciraaq Markabka oo sida shixnad dhuxul ah ayaa ka baxey deked ku taalla Koonfurta Soomaaliya iyada oo uu ku xirtey dekad ku taala dalka Ciraaq, sida laga soo xigtey Safiirka Soomaaliya…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wax Ka Ogow Hindise Sharciyeedka Nidaamiya Naqshadeynta Magaalooyinka iyo Maamulka Dhulka Kulanka 9aad kalfadhiga 4aad ee golaha shacabka oo maanta ay soo xaadireen 168 Xildhibaan ayaa la sii wadey dooddii xeer-hoosaadka golaha, waxaa kale oo maanta la qeybiyey hindise sharciyeedka nidaamiya…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maamulka Goofgaduud Buurey Oo Ka Warbixiyey Dagaal Ay La Galeen Al-shabaab Maamulka deegaanka Goofgaduud Buurey ee gobolka Baay ayaa ka warbixiyey dagaal ay saakay deegaankaasi ku qabsadeen Al-shabaab. Xasan Biyow Isaaq oo ah guddoomiyaha deegaankan ayaa sheegay in Al-shabaab ay gubeen…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Al-shabaab Iyo Dadka Deegaanka Aadan Yabaal Oo Dagaallamay Dagaal u dhaxeeyey Al-shabaab iyo dadka deegaanka Aadan Yabaal ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa ka dhacay deegaankaasi iyo sidoo kale deegaanno ku dhow. Wararku waxay sheegayaan in dagaalyahannada Al-shabaab ay…