Markab Marayey Xeebaha Soomaaliya Oo Ka Badbaaday Isku Day Qafaal Sheeko:Arrimaha Amniga Koox la sheegay iney ahaayeen Burcad Badeed Soomaali ah ayaa ku guul darreystay iney qafaashaan markab laga leeyahay Hong Kong, kaasi oo marayey meel ku dhow biyaha Soomaaliya. Rag dhallinyaro… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Kenya Oo Lagu Haysto Dad Ay Ku Laayeen Gedo Suldaan Maxamed Suldaan Xaaji Cabdi oo kamid ah ehelka qoyskaasi dhibtu soo gaartay ahna adeerka labada wiil ee dhintay ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News ku sheegay in tacadigaasi ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Somaliland Oo Ku Dedaaleysa Iney Hesho Aqoonsi Daleed Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) oo kamid ah gollaha wakiillada Somaliland ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News kaga hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aaddan wada hadalka dowladda federaalka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Fallanqeyn Ku Saabsan Shirkii Wasiirrada Ee Xamar Ka Qabsoomay Madaxda dowladda federaalka ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho ayaa hadallo kale duwan ka jeedisay shirweyne ka dhacay magaaladani. Shirka oo lagaga hadlayay qorsheyaasha xukuumadda federaalka ayaa lagu soo hadal qaadin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxweyne Oo Ka Hadlay Gaabis Siyaasadda Arrimaha Dibadda Ah Madaxweynaha qaranka Soomaaliyeed mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo hadal jeedin ka sameeyay shirkii Khamiista ka qabsoomay magaalada Muqdisho ayaa ku soo hadal qaaday arrimaha dibadda. Wuxuu sheegay madaxweynaha in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Baaritaan Lagu Hayo Dhacdo Kenya Ku Xasuuqeen Qoys Shacab Ah Guddoomiyaha degaanka Faafaxdhuun ee gobolka Gedo Aadan Shuqul Nuunoow oo Goobjoog News uga warramay fal ciidanka Kenya ay ku xasuuqeen qoys deganaa meel aan ka fogayn degaankaasi ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wasiir Maareeye “Qorsheyaasha Xukuumadda Waa In Lagu Soo Daraa Wada Hadallada Somalia Iyo Somaliland” Wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya oo soo jeediyay in dalka midnimadiisa ay qorshe ka lahaato dowladda uu hoggaamiyo Farmaajo. Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa su’aal ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga: Imaam Masaajid oo Daahrogay in 37 sano Loo Tukanayey Jiho Khaldan! Sida ay qoreen warbaahinta Turkiga, masaajid ku yaalla dalkaasi ayaa jiho khaldan ugu tukanayeen jamaacadiisu muddo ku dhow 40-sano, khaladka dhismaha masjidka waxaa dareemay imaam masaajidka ku cusub oo dhowaan…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Khudbaddii Guddoomiye Cabdi Xaashi Ee Furitaanka Kalfadhiga 4aad Ee Aqalka Sare Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah mudane Cabdi xaashi Cabdullaahi ayaa furitaanka kalfadhiga 4aad ee October 15-keedii waxaa uu ka jeediyey khudbad dheer, isaga oo ka hadlay arrimo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Xukuumadda Amray Ansixinta Sharciga Doorashooyinka Iyo Axsaabta Oo Ku Eedeeysay Inuu Yahay Sharci Lala Baxsanayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo maanta ka qeyb-galay shirka todobaadlaha ah ee golaha wasiirrada ayaa xukuumadda Soomaaliya u soo-jeediyey inay hindise sharciyeedka doorashooyinka ansixiyaan todobaadka soo socda uuna u…