Dhageyso: Guddoomiye Mursal Oo Si Kulul Uga Hadlay Xildhibaanno Maanta Meel Looga Dhacay Xasaanaddooda Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay xildhibaanno maanta meel looga dhacay xasaanaddooda, kadib markii qaarkood waddooyinka loo diiday iney maraan, halka xildhibaan Mahad Salaad isna rasaas… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Fiqi “Muqdisho Waxaa Loo Ekeysiiyey Furin” (Dhageyso) Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in dalka ay ayaan darro weyn haysato, maalin walbana ay ka dhacaan waxyaabo amniga la xiriira oo dhibaatooyin ah loona geysto shacabka Soomaaliyeed. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Waqtiga Lagu Dhowaaqayo Guddiga Doorashada K/galbeed Oo La Shaaciyey C/qaadir Shariif Sheekhunaa Maye oo ah guddoomiyaha baarlamaanka K/galbeed oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa shaaciyey waqtiga kama dambeysta ah ee lagu dhowaaqayo guddiga…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawirro: Ciidamo Xabadeeyey Xildhibaan Mahad Salaad, Kana Hor Istaagay Inuu Shaqada Aado Ciidamo ka tirsan dowladda federaalka ah oo joogay isgoyska Zoobe, ee KM5 ee magaalada Muqdisho ayaa saaka waddada ka xirtay Mahad Salaad oo ah xildhibaan ka tirsan golaha shacabka ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Itoobiya iyo Eritrea oo Muqdisho Soo gaaray Waxaa goordhow garoonka Aden Cadde ee magaalada Muqdisho soo gaartay wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka jaarka nala ah ee Itoobiya iyo Eritrea. Dr Workneh Gebeyehu oo Itoobiya ka socda iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka: 60 Al-shabaab Ah Ayaan Ku Dilnay Xarardheere Duqeyn diyaaradaha Mareykanka ay u geysteen Al-shabaab ayaa waxaa lagu dilay 60 ka tirsan xarakada, duqeynta waxaa ay ka dhacday Xarardheere, Mudug, sidaasi waxaa lagu sheegay qoraal ay xalay soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Ajaaniib Badan Oo Ku Qulquleysa Puntland Maamulka Puntland ayaa sheegay in xadka ay ka baxeen tirada ajaaniibta ah ee ku qulquleysa deegaannada uu ka arrimiyo maamulkaasi. Madaxweyne ku xigeenka Puntland, Injineer C/xakiin Xaaji Cumar Camey ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Maanta Ee Golaha Shacabka? Xildhibaannada Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah waxay kulan ka mid ah kulamadoodii caadiga ahaa ku leeyihiin xaruntooda magaalada Muqdisho. Sida ay Goobjoog News heshay,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xaaf Iyo Waxgaradka Gaalkacyo Oo Arrimo Muhiim Ah Ka Shiray Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo shalay gaaray magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa kulamo xalay uu la qaatay waxgaradka magaaladaasi kala hadlay arrimo dhowr ah. Kulamadii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ammaanka B/weyne Oo La Adkeeyey Ciidamada Booliiska ee magaalada B/weyne ayaa adkeeyey amniga guud ee magaaladaasi. Wararka ayaa waxaysheegayaan in ciidamadan ay xalay illaa iyo saakay ay magaaladan ka sameeyeen howlgallo ballaaran oo aammaanka lagu…