Dhageyso: Villa Somalia Oo Lagu Eedeeyay Inay Faragalineyso Doorashada Puntland 2019 Sheeko:Amniga Xukuumadda federaalka ayaa lagu eedeeyay in ay faragalin ku sameyneyso arrimaha gudaha ee dowlad goboleedyada, xilli qaar kamid ah maamulladu ay galayaan doorashooyinka madaxtinimada. Siyaasi Ciise Maxamuud oo kamid ah… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Galmudug “Ma Jirto Itoobiyaan Fariisin Ka Sameystay Guriceel” Xilli ay soo baxayeen warar sheegaya in ciidamo Itoobiyaan oo ka baxay gobolka Hiiraan ay fariisimo ka sameysteen degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa warkaasi waxaa gaashaanka ku dhuftay xukuumadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Cabsi Laga Qabo In Mar Kale Wabiga Shabeelle Uu Ku Fataho Baladweyne Guddoomiye xigeenka arrimaha bulshada ee gobolka Hiiraan Sheekh Xuseen Cismaan Cali oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa kaga hadlay saameyn ay nolosha magaalada Baladweyne ku yeesheen roobab maalmihii…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Shan Qof Oo Lagu Diley Duleedka Magaalada Muqdisho Wararka ka imaanaya deegaanka Lafoole ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in halkaasi lagu diley Shan qof oo la socday gaari yar. Rag hubeysan oo indhaha soo xirtay ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Maamulka Shabellaha Hoose Oo Kala Dhexgalay Beello Ku Dagaallamay Wanlaweyn Maamulka gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay iney kala dhexgaleen beello walaalo ah oo dhowaan ku dagaallamay degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose. Maxamed Ibraahim Barre, guddoomiyaha gobolkaasi ayaa u sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Daqare: Madaxweynaha Waxaa Ku Hareereysan Qurbejoog (Dhageyso) Aqoonyahan C/raxmaan C/laahi Dhubad (Daqare) ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog wuxuu ku sheegay in madaxweyne Farmaajo ay ka maqan tahay talada aqoonyahanka. Waxa uu sheegay in madaxweynaha laga doonayey inuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Malaaq Shiino “Farmaajo Iyo Kheyre Ayaa Farogelin Ku Haya Doorashada K/galbeed” Waxgaradka K/galbeed ayaa ku eedeeyey madaxda ugu sarreysa dowladda federaalka in farogelin ku hayaan doorashada la filayo iney ka dhacdo Baydhabo. Malaaq Cali C/raxmaan oo ka mid ah waxgaradkan ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cawad: Qaar Ka Mid Safaaradaheenna 9 Bil Mushaar Ma Qaadan!! Wasiirka arrimaha dibada ee dawladda federaalka Axmed Ciise Cawad oo shalay isniintii hortagay golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa sheegay in qaar ka tirsan shaqaalaha safaarada Soomaalida ee dibadda aaney…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cawad: Abiy Axmed Wuxuu yiri, Farmaajo Ayaa iiga Muhiimsan Madaxweynaha Mareykanka Trump Wasiirka arrimaha dibada ee dawladda federaalka Axmed Ciise Cawad oo shalay isniintii hortagay golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa sheegay sida uu u xoogeystay xiriirka Soomaaliya iyo dalalka dariska. Cawad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka B/weyne: Duulimaadkii Oo Hakad Ku Jira Waxaa hakad galay howlihii shaqo ee garoonka diyaaradaha magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan, kadib markii ay galeen biyo badan, roobab ka da’ay magaaladaasi. Saraakiil ku sugan Garoonkan ayaa u sheegay…