Ciidanka DFS Oo Rag Hubeysan Ku Qabtay Degmada Dharkeenley Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa xalay waxa ay howlgal ballaaran ka sameeyeen degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho, iyaga oo kusoo qabtay howlgalkaasi rag hubeysan. Mid ka mid ah dadka ku… 1 daqiiqo
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikhda Calanka Soomaaliyeed Maanta oo kale, Sanadka walba waxaa dalka laga xusaa maalinta Calanka, waa maalin ka tarjumeysa Qarannimo, Midnimo iyo gumeysi naceyb, 64 sano ayaa ka soo wareegatay markii la sameeyay calanka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Faah-faahinta 664 Shil Oo Ka Dhacay Muqdisho, 448 Ka Mid Ah Waa Bajaaj Taliska ciidamada booliiska Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta nabadgelyada waddooyinka ayaa todobaadkan soo gubiyey warbixin la xiriirtay shilalkii dhacay 6-dii ee ugu horeysay sanadkan 2018-ka. Shilalka ayaa guud ahaan waxaa ay…
3 daqiiqo Sheeko:War MAQAAL: MACALLIN, HABKA AAD WAX U WADDO MA CADDA Hadalkaas waxaa igu dhahay laba fasal oo ka mida fasalada laba jaamacad. Waan ka fikiray ilaa aan ku sig tay in aan beddelo habka barasho ee aan ku socday, kaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasuus Qaran Oo Loo Samaynayo Muwaadiniintii Soomaaliyeed Ee Lagu Dilay Weerarkii Zoobe Kulan ay Muqdisho ku yeesheen golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay dhibaatadii xanuunka iyo muragada badnayd ee ka dhalatay weerarkii argagaxiso ee 14 October 2017 lala eegtay Isgoyska…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka NISA: Xildhibaan Golaha Shacabka Ayaa Ku Lug Leh Shabakad Lacag Dhaqid Ah Oo La Qabtay Hey’adda sirdoonka Soomaaliya(NISA) ayaa qoraal ay xalay soo saartay ku sheegtay inay qabteen shabakad ku guda jirtay fal-danbiyeedka lacag dhiqida iyo samaynta Dollar been abuur ah. Qoraal kooban oo bartooda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hirshabelle: Xildhibaan Ka Digey Qalqal Amni Oo Ku Yimaada B/weyne Xildhibaan ka tirsan Hirshabeelle ayaa ka digay qalqal amni oo ay wajahday magaalo madaxda gobolka Hiiraan ee Baladweyne. Xildhibaan Cali Cismaan ayaa daba socda hadalkiisa kadib markii saraakiil NISA ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afey Oo Booqday Xeryaha Dhadhaab Wakiilka gaarka ah ee qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha qaxootiga dalalka geeska Africa Maxamed Cabdi Afey oo gaaray xeryaha Dhadhaab ayaa la kulmay qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Howlgallo Ay Ciidanka DFS Ka Sameeyeen Muqdisho Oo Lagu Qabtay Mootooyin Ciidamada Booliiska ee DFS ayaa xalay waxa ay howlgal ka sameeyeen degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho, waxaana ay ku qabteen dhowr Mooto Bajaaj oo la sheegay in lagu sameynayey falal…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Weerar Ka Dhacay Magaalada Baydhabo Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar xalay lagu qaaday hoyga ay magaalada Baydhabo ka deggan tahay Muraayo oo ah guddoomiyaha ururka Haweenka gobolka Baay. Rag dhallinyaro ah ayaa la…