Dhageyso: DFS Iyo Maamul Goboleedyada Oo Loogu Baaqay Xallinta Khilafkooda Sheeko:Dalka Imaam Cabdullaahi Khaliif Rooble oo ka mid ah odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay khilaafka dowladda Soomaaliya iyo maamullada. Wuxuu soo jeediyay in Labada dhinac ay miiska wada hadalka isugu… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Goobjoog Oo Heshay War-murtiyeedka Shirka(Contact Group) OIC Ee Ka Dhacaya Muqdisho, Akhriso Kooxda xiriirka Soomaaliya( contact group on Somalia) ee ka tirsan ururka Islaamiga OIC ayaa maanta shir lagu sheegay kulan heer wasiirro ah ku qaban doona magaalada Muqdisho, kulanka oo xoogga lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Waddooyin Muhiim Ah Oo Maanta Xiran Waxaa saakay xiran inta badan waddooyinka magaalada Muqdisho oo muhiim u ah isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha intaba. Waxaa waddooyinka lagu arkayaa ciidamo Booliis ah oo gaadiidka ku wargelinaya inaanay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kooxda Xiriirka Soomaaliya(contact group on Somalia) Ee Ururka OIC Oo Ku Kulmaya Muqdisho Kooxda xiriirka Soomaaliya( contact group on Somalia) ee ka tirsan ururka Islaamiga OIC ayaa maanta shir lagu sheegay kulan heer wasiirro ah ku qaban doona magaalada Muqdisho. Kulanka oo xoogga lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Wasiir Diini “Masuuliyad Darrada Villa Somalia Ayaa Keentay Go’aamada Garoowe” Dowlad goboleedyada ayaa 25-kii bishaan October 2018 magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ka soo saaray warmurtiyadeed ku laran qodobo xasaasi ah oo su’aalo kale duwan dibadda u soo saaraya. Shirka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Wasiir Hore Juxa Oo Eedeymo Culus U Jeediyay Villa Somalia Wasiirkii hore ee wasaaradda arrimaha gudaha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Saciid (Juxa) oo ka hadlayay munaasabad loogu qabtay magaalada London ayaa eedeymo culus u soo jeediyay madaxda ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Qaar Ka Mid ah Dadkii Kusoo Dhaawacmay Sool oo La keenay Muqdisho Waxaa xalay la keenay Muqdisho ilaa 22 qof oo ka mid ah dadkii kusoo dhaawacmay dagaal beeleedkii ka dhacay degaanka Dhumay ee Gobolka Sool. Dadkan oo ay qaarkood xaaladdadoodu aad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaramada Midoobey Oo Baareysa Hub Laga Qabtay Xeebaha Yemen, Soomaaliya Iyo Iran Waa Laga Shakiyey Khubaro Qaramada Midoobey ah ayaa baareysa in ka badan 2,500 qoray oo AK-47 ah iyo qoryo kale ah, ee uu qabtay markab Mareykanka ah, qoryahan oo laga qabtay xeebaha Yemen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas: Xisbiga Hurusocod Qaran Waxaa Ku Mideysan Dhammaan Dowlad Goboleedyada Goluha iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa shirkoodii 4aad ee Garoowe isku raacey inuu sameeyo Xisbi Siyaasadeed ee lagu magacaabo Xisbiga Hurusocod Qaran(National Progressive Party) oo ay ku mideysanyahiin afarta Dowlad Goboleed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaf Oo La Guddoon-siiyey Abaal-marinta Nabadda Ee Sanadka Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa maanta abaar-marinta nabadda ee sanadka ama “peace Maker of the year” guddoonsiiyey madaxweynaha Galmudug Axmed Geelle Xaaf. Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas oo akhrinayey sababata uu…