Maxaa Kala Socotaa Madaxweyne Farmaajo Iyo Kooxaha Uu Taageero Ciyaaraha Dalka Iyo Caalamka? Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxweyanaha 9-aad ee jamhuuriyda fedraalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo marka laga tago soyaalkiisa arrimaha siyaasadda dalka waxa uu ahaan jiray taageere,ciyaartooy iyo garsoore kubbadda cagta inkastoo uusan kasoo muuqan… 3 daqiiqo
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Dabeysha, Bal Wax Ka ogow, Heerka Cudurka Dabeysha Ee Soomaaliya Maanta waa maalinta caalamiga ah ee cudurka dabeysha, UNICEF iyo WHO waxaa ay sheegayaan in ay jiraan dadaallo waaweyn oo laga gaaray dhanka cirib tirka cudurka dabeysha gudaha Soomaaliya labaatankii…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kulanka Golaha Shacabka Ee Maanta Maxaa Looga Hadlayaa? Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maantaoo Arbaco ah waxa ay kulan ku leeyihiin xaruntooda magaalada Muqdisho. Ajnedaha kulanka maanta ayaa ah aqrinta Labaad ee hindise sharciyeedka mihnadlayaasha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sarkaal Ka Tirsan Al-shabaab Oo Lagu Diley Bakool Maamulka K/galbeed ayaa sheegay in gobolka Bakool ay ku dileen sarkaal sare oo ka tirsanaa Xarakada Al-shabaab iyo sidoo kale qaar ka mid ah ilaaladiisa. Ciidamada Booliiska gaarka ah ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Associated Press: Ku-xigeenkii ISIS Ee Soomaaliya Oo La Dilay Mas’uuliyiin u hadlay sirdoonka Soomaaliya ayaa sheegay in Muqdisho lagu dilay ku-xigeenka ISIS Ee Waqooyiga Soomaaliya. Mas’uuliyiintan oo magacooda qariyey ayaa u sheegay wakaaladda Associated Press in meydka Mahad Macalim…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Ah Oo Aqalka Sare U Soo Jawaabtey, Guddi 4 Wasiir Ka Kooban Ayaa Ku Jira Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay ka heleen jawaabo ku aadan siddii xal looga gaari lahaa tabashooyinka ay soo gudbiyeen madaxda dowlad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Erdogan: Dilka Khashoggi Wuxuu Ahaa Mid Qorsheysan Iyo Boqor Salmaan Oo La Kulmay Reer Khashoggi Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa u sheegay xildhibaannada xisbigiisa in dilka Jamal Khashoggi uu ahaa mid horay loo sii qorsheeyey, isaga oo intaasi raaciyey in Turkiga ay hayaan caddeymo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka DFS iyo Kuwa AMISOM Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM ayaa waxay maanta la wareegeen deeganno ka mid ah gobolka Shabellaha Dhexe. Wararka ayaa waxay sheegayaan in ciidankan oo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda CQS Oo Xukuntay Askari Dhaawacay Taliyahiisa Is qab-qabsi ku saabsan bedel ayaa sababay in ay murmaan Eedeysane Dable Axmed Cali Cawaale iyo Dhibane Yuusuf Daahir Cali, waxaana eedeysane Axmed Cali Cawaale uu ku furay dhowr xabadood…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Farxiyo Xasan Oo Iska Fogeysay Mooshinka Ka Dhanka Ah Madaxweyne Farmaajo Xildhibaan Farxiyo Axmed Xasan oo ka tirsan aqalka golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa iska fogeysay inay qeyb ka tahay ama ogtahay xildhibaanno saxiixay mooshin ka dhan ah madaxweynaha…