Wax Ka Ogow, Labo Dhacdo Oo Bariga Dhexe Ah Oo Maanta Caalamka Indhaha Lagu Haaayo Sheeko:Dalka Waxaa ay dunida maanta indhaha ku heysaa labo arrin oo ka dhaceysa bariga dhexe, gaar ahaan boqortooyada Sacuudiga iyo Turkiga, labada arrin waxaa ka dhaxeeya xiriir aad u adag. (1).… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Garoowe Oo Maanta Lasoo Gabagabeynayo Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in lasoo gabagabeeyo shirka golaha iskaashiga dowlad goboleedyada, kaasi oo ka socda magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal. Shirkan ayaa galay maalintiisii Saddexaad, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wadada Isku Xirta Afgooye Iyo Wanlaweyn Oo Amni Darri u Xirantay Maamulka degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in gabi ahaanba ay xirantay wadada isku xirtay degmadaas iyo degmada Afgooye ee gobolkaasi. Maxamed C/laahi Cumar oo ah guddoomiye ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waxgaradka Sool Oo Baaq u Direy Beelaha Ku Dagaallamaya Sool Waxgaradka Gobalka Sool ayaa sheegay in laga gaabiyay xal ka gaarista colaadda kusoo noq-noqotay gobalkaasi. Suldaan Maxamed Siciid Garaase oo ka mid ah waxgaradkaasi ayaa sheegay in mamaulka halkaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ku Dhowaad 40 Qof Oo Ku Geeriyootey Dagaal Ka Dhacay Sool Dagaal xooggan oo u dhaxeeyey beelo wada deggan gobolka Sool ayaa 24-kii saac ee lasoo dhaafay wuxuu ka dhacay deegaanka Dumaar ee gobolka Sool. Inta la xaqiijiyey waxaa dagaalkaasi ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoowe: Suuyqadii Lagu Iibinayey Hilibka Ariga Oo Xiran Shalay iyo maanta waxaa xiran dhammaan suuqyadii lagu iibinayey Hilibka Ariga, kadib cabasho ay muujiyeen dadkii ka ganacsanayey hilibkaasi. Qaar ka mid ah ganacsatadan oo la hadlay Goobjoog News, ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada: Dowladda Federaalka Waxaa Ay Baydhabo Geysay Hub Iyo Ciidan Wasiirka dastuurka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ahna Afhayeenka golaha iskaashiga maamul goboleedyada Cabdullaahi Sheekh Xasan oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa dowladda dhexe ee Soomaaliya ku eedeeyay in…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda CQS Oo Sii Deysay Askar Dambi Lagu Waayey Saldhiga degmada Dharkeenley ayaa 25ka bishii sagaalaad ee sanadkan u soo gudbiyay xafiiska Xeer Ilaalinta Ciidamada Qalabka Sida eedeyn ka dhan ah dable Cali Maxamuud Axmed, Cabdi xaaji Bashiir, Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Walaac Laga Muujiyey Khilaafka DFS Iyo Maamul Goboleedyada Falanqeeyayaal dhanka siyaasadda ah ayaa sheegay in kala fogaanshiyaha siyaasadeed ee dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada uu keeni karo dib u dhac ballaaran. Waxa ay sheegeen iney adkaan doonto in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamul Goboleedyada Oo u Jawaabay DFS Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa ka jawaabay qoraalkii shalay ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha ee dowladda federaalka Soomaaliya. Afhayeenka golaha iskaashiga dowlad goboleedyada, Cabdullaahi Sheekh Xassan oo shir jaraa’id…