Golaha Iskaashiga Oo Cambaareeyey Farogelinta DFS Ee Doorashada Baydhabo Sheeko:Dalka Qoraal kasoo baxay golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa si kulul waxaa loogu cambaareeyey farogelinta dowladda federaalka ee ku aadan doorashada K/galbeed. Golaha ayaa ka digey in farogelintaasi ay horseed u… 1 daqiiqo