Dhageyso: Danjire Sheegay In Qalalaase Siyaasadeed Uu Abuurayo Kulanka 3-da Hoggaamiye Ee Itoobiya Sheeko:Arrimaha Amniga Danjire Maxamed Maxamuud Caalim oo ka faallooda arrimaha diblumaasiyadda iyo siyaasadda wadamada gobolka ayaa wax ka weydiinnay kulanka madaxda Soomaaliya, Eratariya iyo Itoobiya ay ku yeelanayaan Itoobiya. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Xildhibaan Hore Cabdicasiis Yuusuf “Walwal Weyn Baan Ciidanka Badda Itoobiya Ka Qabaa” Xildhibaan hore DR Cabdicasiis Sheekh Yuusuf Ibraahim oo wareysi siiyay Goobjoog News ayaa walaac ka muujiyay dhisitaanka ciidanka badda oo dowladda Itoobiya ay si weyn u qorsheyneyso iminka. Itoobiya waxay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: In Ka Badan 20 Ruux Oo Ku Dhintay Qaraxyadii Galabta Warbixin dheeri ah baa ka soo baxaysa weerarkii galabta oo Jimca ah ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho gaar ahaan goobo dhowr tallaabo u jira isgoyska KM 4 ee gobolka Banaadir.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawirro: 3 Qarax Oo Mataano Ah Oo Lagu Weeraray Hotel Saxafi 3 qarax oo mataanno ah oo loo adeegsaday gawaari ayaa galabta ka dhacay albaabka Hotel Saxafi, KM4 ee Magaalada Muqdishu. ilo ka tirsan hey’adda NISA ayaa Goobjoog News u xaqiijiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Tagaya Itoobiya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane, Maxamed C/llaahi Farmaajo, ayaa lagu wadaa inuu maanta oo jimaca ah tago Magaalada Gondar, Gobolka Baxar-daar ee Dalka Itoobiya. Mr. Farmaajo waxuu halkaas kula kulmi-doonaa ra’isul…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Turkiga Oo Dhisaya Ciidamada Badda Soomaaliya Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Turkiya Mudane Hulusi Akar iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayay oo ay kamid ahaayeen Taliyeyaasha Ciidamada Dhulka, Badda iyo Cirka ee dalkaas oo muddo labo maalmood ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Isku Soo Beegay Booqashada Farmaajo iyo Dhismaha Ciidamada Badda Ee Itoobiya? Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu berri oo jimco ah booqdo dalka Itoobiya isaga oo halkaas wadahadal ku leh ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo madaxweynaha Eritrea…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Beeraleyda Baardheere Oo Cabasho Ah Beeraleyda ku dhaqan degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa ka cabanaya cudurro iyo cayayaan waxyeello u geystey Beerahooda. Maxamed C/raxmaan Matow oo ah guddoomiye ku xigeenka Beeraleyda Baardheere ayaa u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Waxgarad Dalbaday In Doorashada K/galbeed Lagu Qabto Waqtigeeda Qaar ka mid ah waxgaradka K/galbeed ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Baydhabo ee gobolka Baay waxay kaga hadleen arrimo ku aadan doorashada madaxweyne ee maamulkaasi. Waxa ay sheegeen in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Shirka Amniga Maamul Goboleedyada Oo Maanta Lagu Soo Gabagabeynayo Kismaayo Maanta oo Khamiis ah ayaa lagu wadaa in magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose lagu soo gabagabeeyo shirka amniga ee dowlad goboleedyada. Waxaa shirkan ka qeybgalaya wasaradaha amniga ee dowlad…