Dhageyso: Qaxootiga Yemen: Yariisow Ayaa Naga Joojiyey Shaqo Nadaafadeed Oo Aan Haysannay Sheeko:Dalka Qaxootiga Yemen ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa ka cabanaya xaalad adag oo dhanka nolosha ah iyo sidoo kale shaqo la’aan. Qaar ka mid ah qaxootigan oo la hadlay Goobjoog… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahanno Soo Saaray Baaq Ku Aadan Faraggelinta Ay DF Ku Heyso Doorashada Koonfur Galbeed Aqoonyahanno ka kooban 24 xubnood ayaa soo saaray baaq ku aadan faraggelinta dowladda federaalka ah ku heyso doorashada koonfur galbeed. Qoraal ay aragtay Goobjoog News waxaa ku qornaa in isbadalkii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Saraakiil Amni Oo Turkiga Ah Oo Maalintii 2aad Ku Sugan Muqdisho Mudane Hulusi Akar oo ah wasiirka gashaandhiga Turkiga, Taliyaha Ciidamada Turkiga, Saraakiil sare oo ka tirsan qaybaha kala duwan ee Ciidamada Turkiga iyo Madaxa Hay’adda TIKA oo arbacadii yimid Muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso Fallanqeyn: Maxay Ka Dhigan Tahay Iscasilaadda Shariif Xasan? Siyaasi Cabdi Xaashi Cabdisalaan oo ka faallooda siyaasadda dalka ayaa Goobjoog News ay wax ka weydiisay iscasilaadda Madaxweynihii Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan Khilaafka dowladaha Khaliijka ayaa si baaxad…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: RW Kheyre “Annaga Waa Na La Aamini Waayay” (Sababta?) Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho Xasan Cali ayaa ka hadlay mowqifka xukuumaddiisa ee khilaafka dowladaha Khaliijka. Wuxuu sheegay in dowladda federaalku ay gaartay go’aan la mid…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Dowladda Oo Ka Hadashay Tanaasulka SHariif Xasan Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda federaalka Cabdi Maxamed Sabriye ayaa goobjoog ka ahaa halkii uu isku casilay madaxweyne hore Shariif Xasan Sheekh Aadan wuxuuna ka jeediyay hadal kooban markii maanta uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: MW Shariif Xasan Muxuu Ku Sababeeyay Iscasilaaddiisa? Madaxweynihii ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii madaxtinimada kana haray tartankii doorashada hoggaanka Koonfur Galbeed oo loo madlan yahay 17-ka bishani Shariif Xasan ayaa ka hadlay sababaha ku riixay inuu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Sababaha Uu Isku Casiley Shariif Xasan? Madaxweynihii Koonfur Galbeed ahaana guddoomiyaha gollaha iskaashiga dowlad goboleedyada Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa galabta waxaa magaalada Baydhabo uu kaga dhawaaqay inuu iska casilay xilkii madaxweynenimo. Waxaa sidoo kale wareegtada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Koonfur Galbeed: Sharif Xasan Oo Tanaasulay, Yaa Madaxweyne Ah? Wararka ka imaanaaya Baydhabo ayaa sheegaya in madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan uu iscasilay, kana tanaasulay tartanka madaxtinnimada ee November 17 lagu waday inuu halkaasi ka dhaco. Kulanka uu isku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Modoobe: Hoggaanka Dowladda Federaalka, Hadduuna Ilaahey Ka Cabsaneyn, Ha Garto Taariikhda Waxay Ku Keeneyso Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe oo maanta ka hadlayey shirka amniga ee dowlad goboleedyada ayaa ku eedeeyey dowladda dhexe faragelinta dowlad goboleedyada. Madaxweyne Axmed Madoobe oo arrintaas ka hadlayey…