Qaramada Midoobey Oo Ku Baaqday In Doorasho Hufan Ka Dhacdo Koonfur Galbeed Sheeko:Baarlamaanka Iyada oo laga ambaqaadayo dhacdooyinka maalmahan ka dhacayey iyo kala qeybsanaanta bulshada halkaasi ku nool, xafiiska qaramada midoobey ee Soomaaliya waxuu dhinacyada Koonfur galbeed ugu baaqay inay ka fogaan colaadda… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aabaha Gabar Macalimad Aheyd Ee Uu Askari dilay, Oo Cadaalad Raadinaya Qoyska reer Cabdiraxmaan Maxamud ayaa wajahay murugo iyo xanuun badan kadib markii isniintii ay gabadhooda Safiyo Cabdiraxmuud u geeriyootay xabado uu furay askari ka tirsanaa ciidamada dowladda federaalka ee Soomaaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DEGDEG: Shirka Amniga Ee Gollaha Iskaashiga Oo Ka Furmay Kismaayo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Islaam Madoobe ayaa daqiiqado ka hor magaalada Kismaayo ka daah-furay shirka iskaashiga amniga ee dowlad goboleedyada. Shirkani waxaa ka wada qeyb galaya wasiirrada amniga iyo taliyeyaasha nabad…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Labo Bil Kadib Waa Sidee Xaalada Garoonka Stadium Muqdisho 27-Auguts 2018-ayay markii Madaxweynaha dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer ku tagay garoonka Ciyaaraha ee (Stadium Muqdisho) waxa uu sheegay in dowladda ay bilaabayso qorshe ballaaran oo lagu hawlgalinayo garoonka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ilhan Cumar Oo Taariikhda Gashay, Congress-ka Ayey Ku Biirtay Ilhan Cumar, oo Soomaaliya Amerikaan ah ayaa ku guuleysatay Congress-ka Mareykanka, waxaa laga doortay Minnesota, iyada oo noqotay mid ka mid ah labo gabdhood oo Muslim ah oo markii ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka AKHRISO: Waxa Looga Hadlayo Kulanka Maanta Ee Golaha Shacabka Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku leh kulankoodii caadiga ahaa. Ajendaha kulanka oo aan helnay ayaa ah Akhrinta Koowaad ee Hindise sharciyeedka Duulista iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Difaaca Turkiga Oo Kusoo Wajahan Magaalada Muqdisho Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu soo gaaro wasiirka difaaca dowladda Turkiga iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo. Waxaa wafdigan ka mid ah taliyaha ciidanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Cusub Magaalada Baydhabo? Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa ka jira jahwareer siyaasadeed, iyadoo xalay illaa saq dhexe magaaladaasi ka soconayeen kulamo gaar gaar ah. Xubnihii ka haray guddiga doorashada ayaa waxay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Malaaq Shiine “Dowladda Lacago Shan Kun Ah Ayay Xildhibaannada KG Ugu Qeybisay Muqdisho” Malaaq Cali Shiine ayaa Villa Somalia ku eedeeyay in faragalin ay ku heeyso Koonfur Galbeed isagoo sheegay in lacago loogu qeybiyay xildhibaanno ka tirsan maamulkaasi magaaladani Muqdisho. “Waxaa iscasilay guddoomiyihii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Fallanqeyn Ku Saabsan Khilaafka Baydhabo Iyo Doorashada Proff: Mad Caliyoow Emad (Mad Kalaay) oo kamid ah aqoonyahanka magaalada Baydhabo ee caasimadda KMG ah ee Koonfur Galbeed ayaa mar uu la hadlay Goobjoog FM waxaa aynu wax ak…