Talyaaniga: Soomaali Daacish Ah Oo Kaniisado Weerari Rabay Maalmaha Kirismaska Oo La Xiray Sheeko:Arrimaha Amniga Muwaaddin Soomaali ah oo da’diisa lagu sheegay 20 jir kaasoo qorsheynayey inuu weerarro argagixiso ka fuliyo kaniisado ku yaal dalka Talyaaniga ayaa lagu xiray gobolka Bari. Qarax ayaa la doonayey… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Kuma Madaxweynaha La Doortay Ee Koonfur Galbeed Cabdi Casis (Lafta-Green) Cabdi Casis Xasan Maxamed(Lafta-Green), Waxaa lagu tiriyaa murashaxa xukuumadda federaalka ah, isaga oo dhowr jeer iska casilay jagooyin muhiim ah. Cabdi Caziz Lafta-gareen, waxaa uu bartay culuum kala duwan sida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Murashaxii La Saadaalinayey Ee Lafta Gareen Oo Ku Guuleystay Madaxtinnimada Koonfur Galbeed Guddiga doorashada koonfur galbeed ayaa ku dhawaaqay in Cabdacasiis Xasan Maxamed Lafata gareen uu u guuleystay madaxtinnimada koonfur galbeed . Tartanka oo ku soo gabagaboobey wareegga koobaan waxaa loo kala…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ka Socda Gobolka Shabellaha Hoose Wararka naga soo gaaraya deegaanka Baladul Amiin ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Oo Is Casilay C/llaahi Cali Xirsi Timo-cadde oo ahaa wasiirkii arrimaha gudaha ee Puntland ayaa isaga oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe wuxuu ku dhowaaqay in uu xilkaasi iska casilay. Wasiirka ayaa u…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Kubbadda Cagta Som United Oo Loogu Soo Dhaweeyay Caasimada Muqdisho Ciyaartooyda iyo macalimiinta kooxda kubbadda cagta Som United ayaa siw eyn loogu soo dhaweeyay caasimada Muqdisho,iyagoo u yimid ciyaaro saaxiibtinimo iyo is dhaxgal bulsho waxayna kooxda ka ciyaartaa horyaalka heerka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Hoolka Doorashada Koonfur Galbeed oo Diyaar Ah Waxaa saaka la hardhay hoolka doorashada koonfur galbeed Soomaaliya halkaas oo laga wado inay ka dhaco doorasho muran badan dhalisay. Weriyaha Goobjoog News oo xarunta ku sugan ayaa sheegaya in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Howlgallo Isbaaro Qaadis Ah Oo Ka Socda Duleedka B/weyne Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa weli waxa ay howlgallo ballaaran oo isbaarooyin lagu qaadayo ka wadaan deegaanno duleedka ka ah magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan. Ciidamada waxa ay isku dhaceen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xildhibaan Sheegay In Dowladda Aanay Arrimaha K/galbeed Kala Tashan Xildhibaannada Iyo Wasiirada Halkaasi Kasoo Jeeda Xildhibaan Maxamuud Macallin Yaxye oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in madaxda ugu sarreysa dalka aysan cidna kala tashan arrimaha K/galbeed, islamarkaana ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha K/galbeed Oo Maanta La Dooranayo Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ay ka dhacdo doorashada madaxweynaha ee dowlad goboleedka K/galbeed. Doorashadan waxaa u taagan Shan musharrax, waxaana…