Dhageyso: Xildhibaan Sheegay In Dowladda Aanay Arrimaha K/galbeed Kala Tashan Xildhibaannada Iyo Wasiirada Halkaasi Kasoo Jeeda Sheeko:Dalka Xildhibaan Maxamuud Macallin Yaxye oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in madaxda ugu sarreysa dalka aysan cidna kala tashan arrimaha K/galbeed, islamarkaana ay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha K/galbeed Oo Maanta La Dooranayo Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ay ka dhacdo doorashada madaxweynaha ee dowlad goboleedka K/galbeed. Doorashadan waxaa u taagan Shan musharrax, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: DF Oo Lagu Dhaliilay In Ay Xoogeyso Doorashada Baydhabo Siyaasi Cismaan Sheekh Muxumed(Qoox) oo kamid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa ka hadlay doorashada madaxtinimada oo lagu wado in maalinka berri ay ka qabsoonto magaalada Baydhabo ee caasimad goboleedka gobolka Baay.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya: Mareykanka Oo $900 million Ku Bixin-doona Banii’aadnimada, Waxbarashada iyo Dowlad wanaagga Dowladda Mareykanka oo sheegtay in joogitaankeedda Muqdisho ay ballaarisay wixii ka dambeeyey December 2, 2018ka ayaa maanta ku dhawaaqday in ay ku bixineyso maal-gelinta Soomaaliya lacag dhan $900 million. Qoraal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Musharraxiinta u Taagan Xilka Madaxweynaha Puntland Oo Olole Ballaaran Ka Wada Garoowe Musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha Puntland ayaa waxay olole aad u ballaaran ay xilligaan ka wadaan magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal. Waxaa magaaladaasi gaaray musharraxiin aad u badan, iyadoo musharrax…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Diyaarado Dagaal Oo Duqeyn Ka Geystay Gobolka Bari, Puntland Diyaarado nooca aan duuliyaha lahayn ayaa duqeyn waxa ay ka fuliyeen deegaanka Miraalle oo 28-km dhanka Bari kaga began magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Wararku waxay sheegayaan in halka duqeynta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Gaas Oo Shaaciyey Musharraxnimadiisa Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa markiisa Labaad isku soo taagay qabashada xilka madaxtinimo ee maamulkaasi. Munaasabad uu maanta ku qabsaday Gaas, magaalada Garoowe ayuu ku sheegay in xilkan…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Iskaashatada Kaluumeysatada Ee Muqadisho Oo Walaac Ka Keenay Heshiiska lala Galay Shiinaha Iskaashatada Kaluumeysatada ee Muqadisho ayaa sheegay inay walaac ka qabaan heshiiskii dowladda Soomaliya ku bixisay shatiga Kaluumaysi ee shirkada Shiinaha laga leeyahay. Dowladda Soomaaliya iyo shirkad kaluumeysi oo laga leeyahay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xil.Xasan Macalin “Waa Waajib In La Garab Istaago Ciyaartooyda Soomaaliyeed Meelbo Ay Joogaan” Xildhinaan Xasan Macalin Maxamuud oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ayaa door wacan ka ciyaaray in caasimada Muqdisho ay ciyaar saaxiibtinimo iyo is dhaxgal bulsho u yimaadaan ciyaartooy iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Airways Oo Maanta Duulimaad Ka Bilaabeysa Muqdisho Diyaaradda National Carrier ee Kenya Airways ayaa ugu dambeyntii waxaa ay maanta duulimaad toos ah ka bilaabeysaa gooramada min Jomo Kenyatta International Airport (JKIA) ilaa Aden Adde International Airport. Duulimaadkan,…