Dhageyso: Dibadbaxyo Maalintii Saddexaad Ka Socda Baydhabo Sheeko:Arrimaha Amniga Saakay oo Sabti ah waxaa magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ka soconaya dibadbaxyo xooggan oo ay dhigayaan dadweyne aad u badan. Dadkan ayaa waxa ay waddooyinka magaaladaasi ku jareen dhagxaan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Caalamka Oo Walaac Ka Muujisay Dhacdooyinka Koonfur Galbeed, Soomaaliya Dalalka iyo hey’adaha daneeya arrimaha Soomaaliya ayaa walaac ka muujisay arrimaha ka taagan koonfur galbeed ee Soomaaliya, iyaga oo ka tacsiyeeyey xildhibaankii ku dhintay Baydhabo, waxaa ay dhaleeceeyey fal kasta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga AMISOM Oo Beenisay Iney Soo Qabatay Mukhtaar Roobow, Muqdishana Keentay Ergayga gaarka ah ee ururka midowga afrika ee arrimaha Somalia, Ambassador Francesco Madeira ayaa qoraal uu maanta soo saaray ku sheegay in AMISOM aaney shaqo ku laheyn soo qabashada Mukhtaar Roobow iyo keenistiisa magaalada Muqdisho. Ambassador…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso War-murtiyeedka: Farmaajo iyo Afwerki Oo Ku Heshiiyey Ka Hortagga Xogaha Siyaasadeysan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo Madaxweynaha Eritrea Mudane Isaias Afwerki, oo kulamo kulahaa Muqdisho (13-kii ilaa 14-kii bisha Diseembar, 2018) ayaa la sheegayaa iney isku afgarteen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Saaka Iyo Baydhabo: Xildhibaan La Dilay, Dibad-baxyo Socda iyo Ciidamo….. Waxaa saaka magaalada Baydhabo lagu dilay xildhibaan Cabdishakuur Buulle, oo ahaa guddoomiyaha guddiga amniga ee baarlamaanka koonfur galbeed ee Soomaaliya. Amni ahaan, waxaa Baydhabo lagu daadiyey ciidamo booliis ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Weriyaha Goobjoog Ee Burco Oo La Xiray Ciidamada booliska Somaliland ayaa waxaa ay xalay xabsiga u taxaabeen weriyihii Goobjoog Media Group ee magaalada Burco Xasan Xandulle. Xasan ayaa maalin ka hor intii aan la xidhin waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed: Doorashada Waxaa Ay Dhaceysaa 19-ka December Guddiga doorashada maamulka koonfur galbeed ee Soomaaliya ayaa soo saaray jadwalka doorashada iyaga oo go’aamiyey in doorashada madaxtinnimada dhaceyso 19-ka December 2018. Arrintan waxaa ay imaaneysaa kadib markii la xiray…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga AKHRISO: DFS Oo Ka Hadashay Sababaha Loo Xirey Mukhtaar Roobow Qoraal kasoo baxay wasaaradda amniga gudaha ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay xarigga Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur. Qoraalkaas ayaa u qornaa sida: Wasaaradda Amniga Gudaha iyadoo tixraacaysa War-saxaafadeedyadii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mukhtaar Roobow Oo Ugu Dambeyn Laga Soo Dejiyey Magaalada Muqdisho Wararka hadda naga soo gaaraya garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde, ayaa waxay sheegayaan in goor dhow ay soo cago dhigatey diyaarad gaar ah oo sidda Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Ciidamada Itoobiya Oo Banaanka Usoo Saarey Taangiyadood Iyo Khasaare Ka Dhashay Dagaalkii Dhacay Sida ay soo sheegayaan wariyeyaasheenna ku sugan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, waxaa meel adag mareysa xaaladda guud ee magaaladaasi, iyadoo jawiga magaalada uu isku bedalay saacad gudaheen. Markii…