Dhageyso: Musharraxiinta Qaar Ee Madaxtinimada Puntland Oo Soo Dhoweeyey Guddigii Uu Magacaabay Injineeer Camey Sheeko:Dalka Musharrixiintii ka hor yimid guddi uu magacaabay madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa taageeray guddi kale oo kaas la mid ah oo uu magacaabay ku xigeenkiisa, Injineer Camey. Musharaxiinta… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Muxuu Guddoomiye Mursal Ka Dhahay Kala Dirista Guddiga Maaliyadda? Ilo ku dhow guddoonka golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa Goobjoog News u xaqiijiyey in shalay Talaado ay kulan gaar ah lahaayeen guddiyada joogtada ah ee golaha shacabka, kuwaas…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Ajendaha Kulanka Maanta Ee Golaha Shacabka Waxaa maanta lagu wadaa inuu qabsoomo kulanka golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah, kadib markii ay horay kulamada u baaqdeen ilaa 3 jeer sababo la xiriiray khilaafka kala dirista guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Weriye Ku Dhaawacmay Qarax Gaari Oo Ka Dhacay Muqdisho Qarax gaari ah oo ka dhacay isgoyska shaqaalaha ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegayaa inuu ahaa gaariga weriye Ismaaciil Sheekh Khaliifa. Weriyaha oo ku dhaawacmay ayaa la sheegayaa inuu qaraxu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Howlgal Lagu Qabtay Dhallinyaro Badan Oo Laga Sameeyey Wanlaweyn Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay howlgallo ballaaran ka sameeyeen degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose iyo sidoo kale deegaanno ku dhow degmadaasi. Waxay ciidamada howlgalkaan kusoo qabteen tiro…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Sh/dhexe: Beello Dagaallamay Oo La Heshiisiinayo Maamulka gobolka Shabellaha Dhexe ayaa dhex-dhexaadin ka dhex wada beello dhowaan ku dagaallamay deegaan ku dhow magaalada jowhar. Waxa uu maamulka joojiyey in wax dalag ah lagu beero dhul ku…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Wasiir Hore Oo Soo Dhoweeyey Ciidamada DFS Geysay Magaalada Baydhabo Wasiirkii hore ee wasaaradda Gaashaandhiga C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa sheegay in wax dhib ah aanu ku jirin ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ay geysay magaalada Baydhabo. Fiqi oo wareysi siiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faah Faahin: Ciidanka DFS Oo Howlgal Ka Sameeyey Baydhabo Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxay maanta howlgal ballaaran ka sameeyeen magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Howlgalkaan ayaa ahaa mid ammaanka magaaladaasi lagu xaqiijinayey, iyadoo dhanka kalena lagu raadinayey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dhallinyaro Magaalada Muqdisho Ka Hirgeliyey Xarun Lagu Keydiyo Dhiigga Dhallinyaro Soomaaliyeed ayaa si iskood ah magaalada Muqdisho uga sameeyey Bangi lagu keydiyo dhiigga. Maalin walba waxaa xaruntan taga dhallinyaro badan oo dhiigooda ugu deeqa dadka Soomaaliyeed kale ee u…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuqaal: Maxaa Sababay Iney Hakadaan Howlihii Shaqo Ee Golaha Shacabka? Waxaa maalmahan dambe si sabab la’aan ah hakad u galay kulamadii xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, iyadoo shaqooyin badan ay jireen. Wixii ka dambeeyey kala diristii guddiga maaliyadda…