Khilaafka Madaxda Puntland Oo Soo Shaac Baxay, Camey Oo Magacaabay… Sheeko:Dalka Waxaa soo shaac baxaya khilaafka ka dhaxeeya madaxda ugu sarreysa ee dowlad goboleedka Puntland, iyadoo ay soo dhow dahay doorashada madaxweynaha ee maamulkaasi. Shalay, madaxweyne C/weli Gaas ayaa magacaabay guddiga… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Gaas Oo Lagu Eedeeyey Kala Daadinta Ciidanka Puntland Mid kamid ah musharrixiinta Puntland ayaa eedeymo u soo jeediyay madaxweynaha iminka talada haya ee Cabdiwali Maxamed Cali Gaas. Musharax Siciid Cabdulaahi Deni oo u taagan Xilka Madaxwayne ee Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Sheegtay Iney Diyaar u Tahay Wadahadallada Dowladda Federaalka Somaliand ayaa sheegtay in xilligan ay diyaar u tahay wadahadallo ay la yeelato dowladda federaalka Soomaaliya, kadib wufuud caalami ah oo shalay kulamo kula yeeshay Hargeysa madaxda Somaliland. Xildhibaan Nac-nac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo: Aqalka Sare waxaan ugu baaqayaa inay dedejiyaan hindise-sharciyeedka dhismaha Hey’adda Naafada Qaranka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay maalinta caalamiga ah ee Naafada Adduunka ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay xoogga saareyso u adeegidda dadka naafada ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Magacaabay Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto ku magacaabay guddiga xallinta Khilaafaadka doorashooyinka. Guddigan ayaa sidoo kale ansixin doona xildhibaannada, iyagoona xalinaya wixii tabasho ah ee arrimaha doorashooyinka ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Cadaaladda: Guddiga La Dagaalanka Musuqa Lama Dhisi Karo Iyadoo… Wasaaradda cadaaladda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in aan la dhisi karin guddiga la dagaalanka Musuq Maasuqa iyadoo aan la meelmarin sharciga la dagaalanka Musuqa. Hadalkaan waxaa sheegay wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Magacyada Guddiga Xallinta Khilaafaadka Ee Doorashada Wakiillada Puntland Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas ayaa magacaabay guddiga xallinta khilaafaadka ee magacaabista golaha wakiillada Puntland. Haddaba Halkan Ka Akhriso, Magacyada Guddiga:
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Xogta Goobjoog: Shirkadaha Shidaal Baarista ee Xiisaynaya Badda Soomaaliya Astaamo badan ayaa muujinaya in shidaal badda Soomaaliya(Indian Ocean) inuu ku jiro. Astaamahaas waxaa ka mid ah badda sal keeda inuu ka soo siimoobo (seepage), uuna ka soo burqado asagoo…
3 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Cabdiqaadir Dacar“Soo Celinta kooxda Dowlada Hoose Ee Muqdisho Waxa Ay Qaadtay Mudo Afar Sano” Maamulka gobolka Banaadir ayaa 25-November dib usoo celiyay kooxdii dolwadda Hoose xamar ama Muqdisho City Club oo mudo fag ka maqneyd saaxada ciyaaraha waxaana magacan qaatay naadiga Banaadir SC oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qatar Oo Nus Qarni Kadib Ka Baxeysa Ururka OPEC Dalka Qatar ayaa maanta oo isniin ah sheegay iney isaga baxayaan ururka dalalka shidaalka soo saara ee OPEC, maalmo kadib kulan dhex maray shirkadda iyo xulafadeeda. Isaga oo shir jaraa’id…