Hannaanka Wada-tashiyada Xeer-nidaamiyeyaasha Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada oo la furay Sheeko:Dalka Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa si rasmi ah u daah-furtay hannaanka wada-tashiga xeer-nidaamiyeyaasha isgaarsiinta iyo teknolojiyada dalka, iyadoo munaasabaddaasi ay ka soo qeyb galeen dhammaan dhinacyada ay khuseyso. Maareeyaha HIQ,… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Koonfur Galbeed Oo Mar Kale Dib u Dhacday Dib u dhac kale ayaa ku yimid doorashada madaxweyne ee maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaalia, oo horey dhowr mar dib loogu dhigay. Guddiga doorashada madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa maanta sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxkamadda CQS Oo Xukun Rideey Maxkamadda ciidanka qalabka sida ayaa xukun ku rideey askari la sheegay inuu dhac u geysan jirey dadka shacabka ah. Xukunka ayaa sidan u dhacay: Xukun Xasan Abshir ayaa ka so…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha “Imaatinka Kooxda Melbourne Waxa Ay Inoo Tahay Guul Iyo Horomar Ku Aadan Ciyaaraha Jubaland” Waxaa maagaalada Kismaayo kusoo wajahan kooxda Melbourne ee jaaliyada ciyaaraha dalka Ausralia oo sanadkii saddex wadanka u imaanysa ciyaaro saaxiibtinomo iyo is dhaxgal bulsho waana kolkii kowaad ay booqasho ku…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Geerida Bush Kadib, Akhriso Sida uu u Hoggaamiyey Howl-galkii UNITAF Ee “Rajo Soo Celinta” Soomaaliya George H.W. Bush, oo ahaa madaxweynihii 41aad ee Mareykanka inta u dhaxeysay January 20, 1989 – January 20, 1993 ayaa ku geeriyooday da’da 94 jirka. Bush-ka aabaha ah, waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Safiirka Imaaraadka Iyo Ergeyga Qaramada Midoobey Oo Ka Wada Hadlay Arrimaha Soomaaliya Maxamed Axmed Cusmaan Al Xammadi, oo ah safiirka dalka Imaaraadka u fadhiya Soomaaliya iyo ergeyga xogheyaha guud ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Nicholas Haysom, ayaa ka wada hadlay sidii loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Khilaaf Soo Kala Dhexgalay Guddoomiyaha Hiiraan Iyo Wasiirka Maaliyadda Hirshabelle Warar lagu kalsoon yahay ayaa waxay sheegayaan in haatan uu khilaaf ku aaddan dhanka maaliyadda uu ka taagan yahay magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan. Khilaafkan ayaa ka dhaxeeya guddoomiyaha gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Waxgaradka K/galbeed Oo Dhaliilsan Ciidanka DFS Ay Geysay Baydhabo Waxgaradka K/galbeed ayaa kasoo horjeeda ciidanka Booliiska ah ee ay dhowaan dowladda federaalka geysay magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. Waxa ay waxgaradkan u arkaan in dano gaar ah laga leeyahay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Yaa DFS Ka Dalbaday In Ciidamo Ay Geyso Magaalada Baydhabo? Todobaadkii tagey, gaar ahaan Khamiistii aynu kasoo gudubnay waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay la geeyey ciidamo Booliis ah oo tiro ahaan gaaraya 100, kuwaasi oo ay halkaasi u…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Sh/hoose: Waa Sidee Xaaladda Deegaannadii Ay Ku Dagaallameen Ciidanka DFS Iyo Kuwa Al-shabaab? Maamulka magaalada Marka ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in ay xaalad ahaan deggan yihiin deegaannada Jilib Marka iyo Gendershe ee gobolkaasi, halkaasi oo ay ku dagaallameen ciidanka dowladda federaalka…