1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DF Oo Sheegtay Iney Dishey Saraakiil Al-shabaab Ah Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay iney howlgal qorsheysan ku dishey saraakiil ka mid ah dagaalyahannada Al-shabaab. War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda warfaafinta ee xukuumadda federaalka ah ayaa lagu sheegay in ciidamada…