SONSA Oo Dowladda Ugu Baaqday ilaalinta Xuriyadda Hadalka iyo Insaanka, Lana Baaro Tacadiyadii Baydhabo Sheeko:Amniga kulan ay yeesheen xubno ka socda ururada bulshada rayidka, ganacsatada iyo xirfadleeyda ee ku mideysan dallada bulshada rayidka ee SONSA oo horay loo oran jiray SOCENSA , waxa ay ka walaacsanyihiin… 2 daqiiqo
12 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Dhacdooyinkii Ugu Waaweynaa Ciyaaraha Dalka Iyo Sanadkii Tagay 2018 Sanadkii tagay 2018 waxaa wadanka ka dhacay dhacdooyin badan oo horumar u ah guud ahaan ciyaaraha waxaana guulaha la gaaray sanadkaas soo dhaweeyay dadka jecel horomarka iyo kobac isboortiga dalka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Koonfur Afrika Oo Maanta Fariisaneysa Golaha Aammaanka Iyo Haysom Oo Is Difaacaya Dalka Koonfur Afrika ayaa maanta lagu wadaa inuu si rasmi ah ugu fariisto kursiga xubnaha aan joogtada aheyn ee golaha ammaanka qaramada midoobey kadib markii loo doortay 1-dii Janaayo 2019-kii,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Shacabka Muqdisho Sidee Ayeey u Arkaan Go’aankii DFS Ee Haysom? Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka aragti dhiibtay sidey u arkaan go’aanka ay dowladda federaalka ku erisay wakiilkii Qaramada Midoobay. Qaarkood dadkan oo la hadlay Goobjoog waxay sheegeen iney…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Nac-nac “Somaliland Raali Kama Ahan In La Eryo Haysom” (Dhageyso) Somaliland ayaa kasoo horjeesatay go’aankii ay dowladda federaalka Soomaaliya ku ceyrisay Wakiilkii QM ee Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay xafiiska wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland ayaa lagu sheegay in aysan ku qnacin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Bulshada Rayidka Puntland Oo Rajo Ka Qabtay In Habsami u Dhacaan Doorashooyinka Ururada bulshada rayidka Puntland ayaa sheegay in rajo badan ay ka qabaan in nabad ay ku dhamaato doorashada madaxtinimo maamulkaas. Feysal Warsame, guddgoomiyaha ururada bulshada rayidka PUNSA ee puntland oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Waxgarad Ka Hadlay Howlgal Ay Ciidanka DFS Ka Wadaan Afgooye Waxgaradka degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa ka hadlay howlgallo ballaaran oo ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ka wadaan degmadaasi. Nabadoon Maxamuud Axmed Hilaal oo ka mid ah waxgaradka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka FIFA Oo Ku Talo Jirta In Qaar Ka Mid Ah Cayaaraha K/Adduunka 2022-ka Lagu Qabto Dalal Daris La Ah Qatar Xiriirka kubadda cagta adduunka(FIFA) ayaa sheegay inay ka fakirayaan inay badiyaan kooxaha ka qeyb galaya koobka adduunka ee 2022-ka, si ay dalalka u gaaraan ilaa 48 koox. Afhayeen u hadlay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya Oo Ka Hor Yimid Qoraalkii Wasaaradda Arrimaha Dibadda Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliyeed (GIDG) oo goorhow qoraal soo saaray ayaa uga hadlay arrimo badan oo xaaladda dalka ah, iyaga oo ka soo horjeestay qoraalka wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Falcelinta Laga Sameeyey Qoraalkii Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ee Ay Ku Diiday Ergeyga Qaramada Midoobey Weli waxaa isa soo taraya falcelinta laga bixiyey go’aankii wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ee ay dalka uga saareen ergeyga xogheyaha guud ee qaramada midoobey Nicholas Haysom, Somaliland kadib waxaa ay…