Isloow Oo Cambaareeyey Duqeyntii Xalane Sheeko:Amniga Wasaaradda amniga ee dowladda federaalka ah yaa cambaareysay weerarkii xarunta Xalane ee xafiiska UNSOM, waxaa war saxaafadeedkan ayaa imaanaya maalin kaddib markii madaafiic hoobiyeyaal lagu garaacay xarunta Qaramada Midoobey ku… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Ka Hor Timid Ceyrinta Nicholas Haysom Somaliland ayaa ka soo horjeedsatay go’aankii ay dawladda federaalka Soomaaliya ay dalka uga saartay ergeyga xoghayaha guud ee qaramada midoobey u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Haysom. War qoraal ah oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga 8 Qof Oo Ku Dhimatay Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Burco Inta la xaqiijiyey 8 ruux ayaa ku geeriyootay 2bo kalana waa ay ku dhaawacmeen shil gaadhi oo xalay ka dhacay duleedka bari ee magaalada Burco. Sida uu sheegayo weriyaha Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya: Waxaan Dilnay 7 Al-shabaab Ah, Hubna Waan Qabsannay Dowladda Kenya ayaa sheegtay in howlgallo ay ka fuliyeen deegaanno ka mid ah gobolka Jubbada Hoose ku dileen dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al-shabaab. PM Njuguna oo ah afhayeen u hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Puntland Oo La Magacaabay Gudoomiyaha KMG ee Golaha Wakiillada Xuseen Yaasiin Xaaji ayaa magacabay Guddiga ka shaqeyn laha Doorashada Gudoomiyaha Golahaasi. Sidoo kale waxuu Goluhu ansixiyey Habraaca ay ku shaqeyn lahaayeen Gudiga Doorashada Guddoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ceyrinta Haysom Kadib, Taageero Noocee Ah Ayey Soomaaliya Ka Fileysaa UNSOM iyo Beesha Caalamka 2019-ka? Kadib markii xalay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ay ka dhigtay ergeyga gaarka ee xogheyaha qaramada midoobey Nicholas Haysom “Persona non grata, codsateyna inuu dalka ka baxo, waxaa ay ku sababeysay inuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Odowaa Oo Ka Warbixiyey Kulan Uu La Qaatey Madaxweyne Xaaf (Dhageyso) Xildhibaan C/raxmaan Odowaa oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya ee laga soo doorto deegannada Galmudug ayaa isaga oo la hadlay Goobjoog, waxa uu ka warbixiyey kulan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Oo Ka Warbixiyey Nabadeyn Laga Dhex Wado Beello Dagaallamay Guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Hirshabelle, Cismaan Barre oo wareysi siiyey Goobjoog, ayaa ka warbixiyey dedaallo lagu doonayo in lagu xalliyo beello walaalo ah oo ku dagaallamay deegaanno ka mid ah gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhageyso: Xildhibaanno Baaq Ka Diray Dagaal Beeleedyada Xildhibaanno ka mid ah golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa nabad ugu baaqay beelo walaalo ah oo ku dagaallamaya deegaanno ka mid ah gobollada Hiiraan iyo Galgaduud. Waxa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Goodax “Hala Joojiyo Dagaal Beeleedyada” (Dhageyso) Wasiirka wasaaradda waxbarashada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, C/laahi Goodax Barre ayaa nabad ugu baaqay beelaha xilligan ku dagaallamaya deegaanno ka mid ah gobolka Hiiraan. Waxa uu wasiirka sheegay iney ka…