Wax Ka Ogow Qaabka Ay Shirkadda Soma Oil & Gas Ku Xulatay 12 Block Sheeko:Dalka Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa waxaa Febraayo 7, 2019-ka, bixin-doontaa qandaraas balook- yo dhan 206 oo ku saabsan baarista shidaalka ku jira xeebaha koonfurta Soomaaliya, shirka waxaa uu ka… 6 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Tartanka Xirfadlayaasha Da’yarta Muqdisho City Oo Lasoo Gaba Gabeeyay Maamulka kooxda dowladda hoose ee Muqdisho City Club ayaa soo gabagabeeyay tartan ay u qabteen ilaa 10-koox kaas ay ugu magac dareen Muqdisho Talent Cup waxaan xeritaanka koobkan ka qeeb…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Oo Ka Hadashay Shirka London Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ka soo saartay shir lagu qabanayo London-U.K oo lagu iibin-doono Blocs ka tirsan shidaalka Soomaaliya. Halkan Hoose ka Akhriso War-saxaafadeedka:…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabelle: Nin Diley Haweeney Oo Gacanta Lagu Dhigay Ciidanka daraawiishta ee maamulka Hirshabelle ayaa gacanta ku dhigay nin la sheegay inuu diley Haweeney, iskuna dayey inuu baxsado. Mukhtaar Cabdulle oo ah taliye ku xigeenka ciidanka Daraawiishta Hirshabelle ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Naafada Ku Nool Garbahaarey Oo Cabasho Ah Waxaa laga deyrinayaa Xaalada Nololeed ee ay ku sugan yahiin Naafada ku dhaqan degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo. Dhibaatada ugu daran ee naafada ay qabaan xilligan ayaa waxaa ugu weyn…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Booliiska Afgooye Oo Raadinaya Xubno Ka Tirsan Al-shabaab Taliska ciidanka Booliiska Afgooye ayaa sheegay in ay ku raad joogaan rag hubeysan oo Al-shabab ka tirsan, kuwaas oo dilal ka geystay magaaldaaasi, sidoo kalena fuliyey weeraro. C/Nuunoow, taliyaha saldhiGga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Dani Oo Maanta La Caleema Saarayo Maanta oo Sabti ah waxaa magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ka socota diyaarinta munaasabadda Caleema saarka madaxweynaha cusub ee maamulkaasi Saciid C/laahi Dani. Waxaa munaasabadda ka qeybgala mas’uuliyiin isugu jirta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Heshiiska Itoobiya Iyo Jabhado Hubeysan Dowladda Itoobiya ayaa la sheegayaa inay heshiis nabadeed la gaartay Laba garab oo ka mid ah Jabhadaha Oromada, si loo soo afjaro dhibaatada kooxaha hubeysan. Heshiiska waxaa lala galay: Oromo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya Oo Marti-gelineysa Shirka Dhaqaalaha Dunida Shir ku dhex maray Davos ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo aasaasaha madasha dhaqaalaha adduunka Professor Klaus Schwab ayaa la isku afgartay in Adis Ababa ay marti-geliso shirka dhaqaalaha adduunka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka 7 Qodob Oo Ku Tusinaya In Soomaaliya Aaney Diyaar u Aheyn Tartan iib balookyo Shidaal Dowladda federaalka ah Soomaaliya waxaa ay Febraayo 7, 2019-ka, dalka Ingiriiska ku qaban-doontaa tartan iib oo lagu bixin-doono bolock-yo dhan ilaa 50 xabo, oo ku saabsan baarista shidaalka ku jira…