Pakistan Oo Soo Ridday Diyaarado Laga Leeyahay Dalka India Sheeko:Dalka Dowladda Pakistan ayaa shaacisay in ay soo ridday Labo diyaaradood oo laga leeyahay dalka India, kadib markii ay soo galeen hawada dalkaasi. Gen. Asif Ghafoor oo ah afhayeen u hadlay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Jubbaland Oo Sheegtay Iney Damaanad Qaadeyso Amniga Musharraxiinta Maamulkaasi Guddiga amniga ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa soo saaray amarro ku aaddan doorashooyinka dhowaan la filayo iney ka dhacaan Jubbaland. Qoraal kasoo baxay gudiga ayaa lagu sheegay in maamulka Jubbaland…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faah Faahin: Dilal Qorsheysan Oo Ka Dhacay Deegaanno Ka Tirsan Puntland Dilal qorsheysan ayaa ka kala dhacay magaalooyinka Gaalkacyo dhanka Puntland iyo sidoo kale magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Nin bistoolad ku hubeyan ayaa gaari rakaab ah oo uu saarnaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed: Baarlamaanka Oo Codka Kalsoonida Ah u Qaadaya Wasiirada Cusub Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in golaha cusub ee wasiirada maamulka K/galbeed hortagaan baarlaaanka maamulkaasi. Madaxweyne C/casiis Laftaga Gareen ayaa baarlamaanka ka codsan doona iney codkooda siiyaan wasiirada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Gaadiid Xamuul Ah Oo Ku Xiyiran Hiiraan Gaadiid xamuul ah oo aad u badan ayaa lagu soo waramayaa in xilligan ay ku xayiran yihiin inta u dhaxeysa B/weyne iyo Matabaan ee gobolka Hiiraan. Darawallada gaadiidkan oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax Ee Idaacadda Goobjoog Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa warka subax ee Idaacadda Goobjoog, waxaana idiin tabinaya wariyaheena Aweys Xaaji Nuur. Halkaan hoose ka dhageyso: Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Puntland Ah: Cadaaladda Hala Keeno Dadkii Kufsaday Kadibna Dilay Caasha (Dhageyso) Baarlamaanka Puntland ayaa kulan degdeg ah maanta ka yeeshay arrinta gabar 12 sano jir ah oo inta la kufsaday hadane lagu dilay magaalada Gaalkacyo. Xildhibaannada qaar oo hadlay waxay sheegeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warar Dheeraad Ah Oo Ku Saabsan Safarka Madaxweyne Farmaajo Ee Qatar Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u ambabaxay magaalada Dooxa ee dalka Qatar halkaas oo ay uga bilaabanayso booqasho shaqo oo labo maalmood ah. Madaxweynaha oo martiqaad ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ganacsade Lagu Dilay X/weyne Rag hubeysan ayaa degmada X/weyne ee gobolka Banaadir ku dilay nin oday ah oo ka mid ah ganacsatada suuqa degmadaasi. Sida ay dad goob joogayaal ah inoo sheegeen, ninkan la…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Maxaa Laga Sugayaa In Ay Qabtaan Wasiirada Cusub Ee Ciyaaraha Maamul Goboleedyada Maamul Goboleedyada Hirshabeele,Koonfur Galbeed iyo Puntland ayaa dhawaan yeeshay wasiiro cusub ee dhinaca ciyaaraha iyo dhalinyarada waxaana dhalinyarada deegaanadaas ay wasiiradan ka sugayaan horomaro iyo in ay u abuuraan tartamo…