“Dal Walbo Dadkiisa Ayaa Dhisa Inta Ka Hartay Stadium Muqdisho Waa La Dhameyn Karaa Hadii Aan Is Kaashano”Daa’uud Axmed Dheere Sheeko:Cayaaraha Tuulada ciyaaraha Stadium Muqdisho ayaa iminka gacanta dowladda ku jirta tan iyo bishii Augusta 2018 waxaana markii ay ka baxeyn ciidmada Amisom aad usoo dhaweeyay bahda ciyaaraha dalka. “Dal dalbo… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Askari Ka Tirsanaa DFS Oo Lagu Dilay Muqdisho Rag hubeysan ayaa goor dhow waxa ay deegaanka Weydow ee duleedka magaalada Muqdisho ku dileen askari la sheegay inuu ka tirsanaa ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya. Askariga la dilay ayaa watay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Nugaal Oo Digniin Diray Taliska ciidanka Booliiska ee gobolka Nugaal ayaa sheegay in aan la aqbli doonin dhallinyarada amni darrada ku wadda magaalada Garoowe ee gobolkaasi. Xasan C/laahi Maxamed, taliyaha qeybta Booliiska ee gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dad Loo Qabtay Dilka Xildhibaan Boqore Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay jiraan dad loo soo qabtay dilkii shalay magaalada Muqdisho loogu geystay xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore. Jeneraal C/laahi Xasan Bariise, taliyaha hoggaanka waaxda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqeyn Ka Dhacday Gobolka Shabellaha Hoose Diyaarado dagaal ayaa duqeyn ka fuliyey deegaanno ka mid ah gobolka Shabellaha Hoose oo ay ku sugnaayeen xubno ka mid ah Xarakada Al-shabaab. Wararku waxay sheegayaan in diyaaradahan ay duqeyntan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warka Subax Ee Idaacadda Goobjoog (Dhageyso) Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa warka subax ee Idaacadda Goobjoog, waxaana idiin tabinaya wariyaheenna Hanad Cali Guuleed.
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin Ku Saabsan Dilka Loo Geystay Xildhibaan Boqore Rag hubeysan ayaa maanta waxa ay degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ku dileena Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo ka mid ahaa xildhibaannada golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Ragga dilka…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha “100% Waxa Aan Ku Kalsoon Nahay Aqoonta Iyo Qibrada DR. Yuusuf Muxidiin Axmed”Cumar Xaaji Axmed Horaantii bishan Febraayo 2019 Xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta ayaa shaaciyay in xog-hayahooda cusub ee afarta sano ee soo aadan ay u magacaabeen DR Yuusuf Muxidiin oo ah aqoonyahan dhalinyaro…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xaaf “Madaxweynaha Go’aankii Aan Kusoo Gaarnay Garoowe Waxbo Kama Fulin” Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Gaalkacyo wuxuu sheegay in illaa iyo haatan aanay waxbo ka qabsoomin wadahadalladii madaxweyne Farmaajo iyo sidoo kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wasiirada K/galbeed Oo Laga Dalbaday Wax Ka Qabashada Amniga, Dhaqaalaha Iyo Dib u Dhiska Shacabka ku dhaqan deegaannada K/galbeed ayaa ka sugaya xukuumadda cusub ee uu soo dhisay madaxweyne C/casiis Lafta Gareen iney degdeg kula timaado waxqabad muuqda. Dhallinyarada aqoonyahannada ah ayaa qaba in…