Xabsi Weyn Oo Laga Furay Muqdisho Sheeko:Dalka Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxa uu xarigga ka jaray xabsi weyn oo dhisme ahaan casri ah, kaasi oo laga furay magaalada Muqdisho. Dhismaha xabsigan ayaa socday muddo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Maxay Damaca Kenya Ee Soomaaliya? (Dhageyso) Dowladda Kenya ayaa xilligan waxa ay cirka kusii toleysaa xiisadda Dimlomaasiyaseed ee kala dhaxeysa Soomaaliya, taasi oo hadal hayn badan ay ka dhalatay. Dadka falanqeeya arrimaha siyaasadda ayaa sheegaya in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xabad Joojin La Kala Dhex-dhigay Beello Ku Dagaallamay Sh/dhexe Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa ku guuleystay in ay xabad joojin kala dhex-dhigaan beello walaalo ah oo muddo isku hayey Tuulada Xaaji Cali ee degmada Cadalle. Abaanduulaha ciidanka xoogga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xabsi Weyn Oo Maanta Laga Furayo Muqdisho Madaxda sare ee dowladda federaalka aya alagu wadaa in maanta oo Sabti ah ay xarigga ka jaraan xabsi la sheegay inuu ka mid yahay kuwa ugu weyn Afrika ee laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Muqdisho Qaarkood Oo Maanta Xiran Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah waxa ay xireen waddooyinka Muqdisho qaarkood. Gaadiidka dadweynaha ayaa loo diidayaa iney isticmaalaan wadada dheer ee Makka Al-mukarrama iyo sidoo kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hambalyo Loo Diray Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Taliyaasha Ciidanka Asluubta iyo Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Sanadguurada 49Aad ee kasoo wareegtay Aas Aaskooda Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareye Guud Bashiir Maxamed Jaamac iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Asluubta Oo u Dabaaldegaya Sanadguuradooda 49-aad Maanta oo Sabti ah waxa ay ciidamada Asluubta Soomaaliyeed u dabaaldegayaan markii la aas-aasay ciidankaasi, waxaana Muqdisho iyo meello kale oo dalka ah lagu qabanayaa munaasabadda maalintan. Madaxda sare ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Cusub Oo Loo Magacaabay Degmada Luuq Madaxweyne ku xigeenka Koowaad ee Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan ayaa wareegto ku magacaabay guddoomiyaha cusub ee degmada Luuq ee Gedo, isaga oo xilkii ka qaaday guddoomiyahii hore. Maxamed Xasan Cismaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka DFS Iyo Kuwo Ajaaniib Ah Oo Weerar Ka Fuliyey Sh/hoose Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar ay ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya oo garabsanaya kuwo la sheegay iney ahaayeen Maraykan ka fuliyeen deegaanka Baladul-amiin ee gobolka Shabellaha Hoose. Weerarkan oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Ka Hadashay Arrimaha Ku Aaddan Wadahadallada DFS Somaliland ayaa war kasoo saartay arrimaha wadahadalka ee ku aaddan dowladda federaalka Soomaaliya iyo sidoo kale safarkii madaxweyne Muuse Biixi ku tagay magaalada Addis Ababa. War-saxaafadeedka ayaa sidan u qornaa:…