Madaxweyne Farmaajo Iyo Dhiggiisa Jabuuti Oo Maanta Kulmaya Sheeko:Dalka Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti ku kulmaan madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo dhiggiisa dalkaasi Ismaaciil Cumar Geelle. Madaxweyne… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahanno Sheegay In Soomaalida Ay Dan Ku Qabi Doonto Khaadka Laga Keenayo Itoobiya Aqoonyahan C/laahi Maxamed Cismaan oo bartay xiriirka caalamiga ah ayaa sheegay in Khaadkii laga keenayey Kenya uu ka faa’ido badan doono kan Itoobiya, marka loo eego xiriirka ganacsi ee Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaraxyo Ka Dhacay Baardheere Laba qarax oo xooggan ayaa goordhow ka dhacay degmada Baardheere ee Gobolka Gedo kuwaas oo lala eegtay ciidamo ka tirsan Itoobiya. Qaraxyadan oo ka dhacay bartamaha degmada Baardheere ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Goobjoog Waxaan idiin soo gudbineynaa warka Subaxnimo ee Goobjoog, waxaana akhrinaya, wariyaheenna Aweys Xaaji Nuur Aar. Halkaan hoose ka dhageyso: Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Qarax la sheegay inuu ahaa Miino nooca dhulka lagu aaso ayaa lala eegtay gaari ay la socdeen ciidamo ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya, kaasi oo marayey wadada Warshadaha ee magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Carwada Bandhigga Cuntada Oo Ka Furmay Dubai Carwada bandhigga cuntada ee (Gulfood Expo) oo sanadkiiba mar laqabto ayaa si rasmi ah uga furantay Dubai. Waxa uu bandhiggan socon doonaa illaa 22-ka bishan, iyadoo uu furay wasiirka ganacsiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daawo: Ganacsatada Oo Joojiyey Qaadkii Ay Ka Keeni Jireen Kenya, Kuna Bedalay Kan Itoobiya Ganacsatada Soomaaliyeed ee dalka keeni jiray qaadka ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay iney joojiyeen qaadkii ay ka keenayeen dalka Kenya, islamarkaana suuqaasi ay gabi ahaamba ka maarmeen. Qooje…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxaha Heegan Iyo Elman Oo Leh Kulan Aad U Adag Oo Ka Tirsan Horyaalka Kooxaha kubadda cagta Heegan iyo Elman ayaa wada leh kulanka aad ugu todobaadkan horyaalka Somali Premier League fasal ciyaareedka 2018-2019. Naadiga Heegan kulankoodii horyaalka waxa ay 1-0 kaga adkaadeen dhigooda…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xidhibaan Sakariye “Dowladda Ha Qaadato Go’aan Xanuunjiya Kenya” Guddoomiyaha xisbiga Garsoor, xildhibaan Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo u warammay Goobjoog ayaa ka hadlay arrimaha ku aaddan xiisadda Soomaaliya iyo Kenya. Waxa uu ugu horreyn soo dhoweeyey go’aankii ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Dhallinyaro Shaqo Abuur Loo Sameeyey Xukuumadda Muuse Biixi ee Somaliland ayaa shaqo abuur u sameeyey dhallinyaro ka badan 400 kuwaasi oo laga soo uruuriyey gobolka Maroodi Jeex ee Somaliland. Dhallinyaradan ayaa loo sameyn doonaa barista…