Muuse Biixi Oo Sameeyey Xil Ka Qaadis iyo Magacaabis Sheeko:Dalka Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa maanta sameeyey xil ka qaadis iyo magacaabis. Arrintan ayaa saameysay wasiirrada iyo safiirka Itoobiya. Halkan Ka Soo ka Akhri Wareegtada: Wareegto Madaxweyne Xil ka Qaadis… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Macalinkii Puntland U Qaaday Koobkii Maamul Goboleedyada Oo Loo Mgaacaabay Xil Cusub Wasiirka ciyaaraha iyo dhalinyarada Maamulka Puntland Jaamac Faarax Muuse ayaa wareegto kasoo baxda xafiiskiisa lagu qeexay in guddomiyaha xiriirka kubbadda cagta Puntland loo magacaabay Maxamed Cali Ciise (Ciiro) oo horay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Diyaarado Dagaal Oo Duqeeyey Somaliland Diyaarado dagaal oo aan la aqoonsan, ayaa jimcihii duqeeyay degmada Sallaxley ee gobolka Maroodo-jeex ee ka tirsan Somaliland. Wax khasaare nafeed ah oo ay gaysteen ma jirto, sidaa waxaa Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyaha Booliska Soomaaliyeed: Askarigii dhib u gesyta qof shacab ah maheli doono gabaad Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko oo ka hadlay Dhacdooyinkii Shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in lagu raad-joogo askarigii ka dambeeyey falkii shalay, kaasi…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Tartankii Iskuullada ee GOOL FM Cup oo la soo gabagabeeyey… + SAWIRRO Waxaa la soo gabagabeeyey tartankii Iskuullada ee ay qabanaysay Idaacadda Gool FM, kaasoo loo bixiyey GOOL FM Cup. Tartankan ayaa u dhexeeyey 32 iskuul oo ku yaala caasimadda waxaana lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo: Annagu Ma nihin Keligiis Taliye…. Haddana ummada Soomaaliyeed waa na Taageersan Yihiin Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo sabtidii ka hadlayey ayaa ku doodey in dowladdiisa aaney kaliigii talis aheyn, isla markaana uu ku yimid rabitaanka umadda. Farmaajo oo arrintaasi ka hadlayey…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Sidee Lagu Soo Daayey Maxbuus 84 Maalin Xirnaa?!! Hey’adaha garsoorka dalka ayaa maanta soo daayey Cabdi Salaam Xuseen Muuse oo saaka ay xaaskiisa u sheegtay warbaahinta Goobjoog inuu iska xirnaa muddo 84 maalin ah. Saynab Xasan Maxamed oo …
8 daqiiqo Sheeko:War MAXAA HORTAAGAN DHISMAHA CIIDANKA QARANKA SOMALIA? Maalmahaan waxaan akhrinaayay qoraalladii laga diyaariyay waxyaabaha keenay fashilka dhismaha ciidan qaran oo iskudhafan. Ka soo bilow 2008 ilaa 2019, waxaa jiray iskuddayo xoog badan oo beesha caalamka ku doonaysay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekada Bajaajlihii La Dilay, Cayaar-yahan Ayuu Ahaa, Akhriso Sida uu Bajaajta Ku Helay Deeq Fooley Cabdullahi Baaslaawe oo ahaa Bajaajle ay maanta ciidamada dowladda ku dileen Howl-wadaag waxaa uu ahaa cayaar-yahan. Sida uu Goobjoog News u sheegay guddoomiyaha kooxda Geeska Afrika Abuukar Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliiska Dowladda Soomaaliya Oo Si Naxariis Darro Ah u Dilay 2 Dhalinyaro Booliiska dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa saaka dilay 2 dhalinyaro ah, oo mid yahay wadaha gaariga Bajaaj-ta. Darawalka oo ahaa Deeq Fooley oo ahaa wiil da’ yar oo aan…