Qaraxii 2aad Muddo Saacado Ah Oo Ka Dhacay Isla Maka Al-mukarama Sheeko:Arrimaha Amniga Waxaa goordhow waddada Maka Al-mukarama ee bartamaha Muqdisho ka dhacay qaraxii 2aad muddo saacado ah kadib markii goor sii horeysay uu isla jidkaasi ka dhacay mid kale. Inta la xaqiijiyey… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Garsoorka Kubadda cagta Soomaaliya Oo Bilaabay Isticmaalka Aalada GPS Waxaada garsoorka xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta oo da’daalo ku bixinaya horomarinta aqoonta xirfadlayaasha garsoorka ayaa magaalada Muqdisho kusoo bandhigay qalab casri ah kaas oo lagu ogaanayo fay-qabka iyo heerka tababarka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Abshir Axmed Oo Ku Canaantey Guddiyada Dastuurka iyo Doorashada Jadwaleyn La’aanta Howlaha Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee golaha aqalka sare Abshir Maxamed Axmed oo maanta shir guddoominayey kulanka aqalka ayaa bogaadiyey warbixinta guddiga dib u eegista dastuurka ee halkaasi laga jeediyey balse waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Maka Al-mukarama, Muqdisho Qarax gaari lagu xiray ayaa goor dhow ka dhacay nawaaxiga albaabka hore ee Hotel Mubaarak ee waddada Maka Al-mukarama, Muqdisho. Dad goobjoog ah oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Guddi Loo Saarayo Baarista Arrimaha Kufsiga Xeer ilaaliyaha Puntland Maxamuud Xasan Aw-Cusmaan ayaa sheegay in dhowaan la dhisayo guddi u gaar ah oo soo baara arrimaha kufsiga la xiriira. Hindisaha guddigaan ayaa ka dhashay shir muhiim…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Ajendaha Kulanka Maanta Ee Golaha Shacabka Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan caadi, kulanka ayaa ka dhacaya xaruntooda Muqdisho, waxaana loo hadli-doonaa labo ajende oo muhiim ah. Ajendaha kulanka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Ammaanka oo Miinooyin aad u culus Kasoo Saaray Wadada Xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye Taliye Ku-xiggeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Zakia Xuseen Axmed oo Shir jaraa’id ku qabatay magaaladda Muqdisho, ayaa Warbaahinta sharaxaad ka siisay Howlgalada amniga lagu sugayo ee Ciidanka Ammaanka ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Abshir Axmed oo qaabilay wafdi ka socday Midowga Yurub+sawirro Wafdigan ka socda midowga Yurub oo isniintii soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa la kulmay guddoonka aqalka sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyagoo ka wada hadlay arrimo dhowr ah. Guddoomiye kuxigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsade Lagu Dilay Suuq Bacaad Koox hubaysan ayaa Suuq Bacaad ee degmada Yaaqshiid waxa ay maanta ku dileen nin ganacsade ahaa oo ka mid ahaa dadka Suuqa ku shaqeysta. Dilka ayaa wuxuu ka dhacay Suuq…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xidigaha Xulka Qaranka Oo Guul Muhiim Ah Ka Gaaray Kooxah Midnimo Iyo L.L.P Jeenyo Xidigaha xulka qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinayna ka qeyb galka tartamada qorshaysan sanada 2019 ayaa maalmihii lasoo dhaafay ciyaaro saaxiibtinimo la dheelay kooxaha kubbadda cagta ee kala ah Midnimo iyo…