Waa Maxay Sababta Uu u Baaqday Kulankii Maanta Ee Golaha Shacabka? Sheeko:Baarlamaanka Waxaa maanta lagu ballansanaa in xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ay xaruntooda magaalada Muqdisho ku yeeshaan kulankoodii caadiga ahaa ee Kalfadhiga Shanaad. Guddoonka golaha shacabka ayaa shaaciyey in… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kalfadhiga 5aad ee Aqalka Sare Oo Maanta Furmaya. Kalfadhiga 5aad ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta ka furmaya xaruntooda magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu furo kalfadhigan, isaga oo todobaadkii…