Cadnaan Cilmi Boqore Oo Ku Guuleystay Kursigii Aabihii Sheeko:Dalka Doorashada ka dhacday magaalada Muqdisho, oo aheyd buuxinta kursi ka bannaanaa golaha shacabka ayaa waxaa ku guuleystay Cadnaan Cismaan Cilmi Boqore oo ah wiilka uu dhalay xildhibaan horay loo dilay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Xoogga Dalka oo la Wareegay Deegaanka Baladul Amiin Taliyaha Ururka 4-aad ee Danab Gaashaanle Cabdi raxmaan Sheekh Cumar (Jeeniqaar) ayaa Faahfaahin ka bixiyay Howlgalo Ciidanka Xoogga Dalka ay kula wareegeen Deegaanka Baladul Amiin iyo deegaano kale. “Howlgalada sidii…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Aqriso Tirada Kooxda Muqdisho City Club Ee Qeybta Ka Ah Safka Xulka Qaranka Soomaaliya 2019 Ilaa 7 ciyaaryahan oo ka tirsan kooxda dowladda hoose ee Muqdisho City Club ayaa loogu yeeray waajibaadka xulka qaranka Soomaaliya sanada 2019 waxaana arintan si weyn usoo dhaweeyay maamulka iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka War-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Wasaaradaha Waxbarashada Heer Faderaal iyo Goboleed Kulankii Afraad ee ay yeesheen Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare iyo Wasaaradaha Waxbarashada Dowlad Goboleedyada ayaa lagu qabtay Magaalada Baydhabo, intii u dhaxeysay 30ka Maarso ilaa 1da Abriil 2019.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Joogtada Ee Golaha Shacabka Oo Kulmay Kulankii sedexaad ee Guddiga joogtada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa shir guddoominayay Guddoomiyaha golaha shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Kulanka ayaa Sidoo kale Goob joog ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Duqa Muqdisho Oo Ka Hadlay Maqaamka Caasimadda Iyo Arrimaha Ammaanka Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho. C/raxmaan Cismaan Yariisow oo maanta ka qeybgalay munaasabad lagu furayey Kalfadhiga Shanaad ee golaha aqalka sare ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah. Injineer…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Xaliimo Yarey “Siyaasiyiin Baa Igu Yiri Doorasho Ma Dhici Karto” (Dhageyso) Guddoomiyaha guddiga madaxabanaan ee doorashooyinka qaranka Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo Yarey) ayaa sheegtay in ay jiraan siyaasiyiin aaminsan in dalka aanay doorasho ka dhici karin. Waxa ay sheegtay in ka guddi…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhageyso: Khudbaddii Uu Kheyre Ka Jeediyey Furitaanka Kalfadhiga 5-aad Ee Aqalka Sare Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo wakiil uga ahaa madaxweyne Farmaajo furitaanka Kalfadhiga Shanaad ee golaha aqalka sare ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah. Kheyre ayaa aad…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Ciyaartoooyda Xulka Qaranka Soomaaliya Oo Bilaaway Tababarka U Diyaar Garowga Tartmada Ay Ka Qeybgalayaan Sanada 2019 Ee Qaarada Afrika Xidigaha xulka qaranka ee laga soo kala xulay kooxaha kubbadda cagta ayaa bilaaway tababarka u diyaar garowka tartamada kusoo fuud leh ee ay kaga qeyb galayaan sanada 2019 kuwaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: 35 Qof Oo Ku Sumoobay Boorash Ay Cabeen, Magaalada Muqdisho Dad u badan haween iyo carruur ayaa ku sumoobay Boorash ay cabeen kuwaasi oo lagu kariyey xarumo ku yaalla degmooyinka Waaberi iyo Kaxda ee magaalada Muqdisho. Waxaa la xaqiijiyey in…