Madaxweyne Farmaajo Ma Noqon Doonaa Madaxweynihii Ugu Dambeeyey ee Qurba-Joogta Soomaaliyeed? Sheeko:War Marka hore waxaan ka cudo-daaranayaa qurba joogta Soomaaliyeed oo abaal badan dalka iyo dadka ku leh, dhibaatada uu dalka ku jiro iyo badbaadadiisana kaalin weyn ka ciyaaray naf badanna hantidooda… 5 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea Oo Soo Gaarey Muqdisho Wasiirka arrimaha dibadda ee Eritrea Cusmaan Saalix Maxamed iyo lataliyaha madaxweynaha Yemane Gabreab ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho. Wafdiga waxaa garoonka Aden Cadde Int. Airport ku soo dhoweeyey wasiirka arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Tartanka Orodka Gaaban Oo Caasimada Muqdisho Lagu Qabtay Sanadkii Labaad Sanadkii labaad magaalada Muqdisho waxa ay mari gelisay la qabtay tartanka Orodka gaaban ee Muqdisho, iyadoo lagu maamuusayay Maalinta Isboortiga Nabadda iyo Adduunka, iyo maalinta Ciyaaryahanka Soomaaliyeed oo ku beegan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Maanta Su’aallo Weydiinaya Madaxda Laamaha Ammaanka Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo sabtio ah waxaa la filayaa in kulan ay ku yeeshaan xaruntooda Muqdisho. Kulanka maanta ayaa ah mid lagu doonayo in…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Golaha Wasiirada Oo Yeeshay Kulan Looga Hadlayey Ammaanka Golaha Wasiirrada xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay Muqdisho ku yeesheen Kulan aan caadi ahayn oo looga hadlay xaaladda amniga dalka. Shirka oo uu guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda, Mahdi Maxamed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Ciidamada Africa Ee Mareykanka Oo Qiray In Duqeymo Dhinaca Cirka Ah Ay Ku Dileen Dad Shacab Ah. Talisk Ciidamada Mareykanka ee Africa ayaa qiray in duqeyn cirka ah oo sannadkii hore lagu bartilmaameedsanayey kooxda Alshabaab ee Soomaaliya lagu dilay laba qof oo shacab ah waxaana jirta in…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidanka DFS Oo Qabtay Shaqsi Ka Tirsan Al-shabaab Howlgal ay Ciidamada DFS fuliyeen 5-tii bishan April ayaa lagu soo qabtay shaqsi ka mid ahaa Al-shabaab ,kaas oo la sheegay inuu u qaabilsanaa ururkaasi ku xirista walxaha qarxa ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhiriso: Guddoomiyaha Bangiga Dhexe oo La Magacaabey Waxaa goordhow la magacaabey guddoomiyaha bangiga dhexe ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullahi oo ah khabiir xagga maaliyadda ah. Sida ku cad taariikh nololeedkiisa waxaa uu ku soo biiray wasaaradda maaliyadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururka Haweenka Aqalka Sare oo Doortay Guddoon cusub Munaasabada lagu dooranayay guddoonka cusub ee Ururka Haweenka ee ku jira Golaah Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Murashaxiinta Ku guuleeystay Xilika kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkadaha Isgaarsiinta Oo La Farey Iney Isku Ku Furaan Shabakada Isgaarsiinta Hey’adda isgaarsiinta qaranka ayaa fartay shirkadaha isgaarsiinta iney isu furaan shabakada isgaarsiinta, taasina ay tahay waajib. Qoraalka ayaa ahaa sidan: Iyada oo la dhaqan-gelinayo qodobka 49aad ee xeerka Isgaarsiinta Qaranka…